LT7FU - لتعارفو

LT7FU - لتعارفو Waa Bog loogu tala-galay in lagu horumariyo is-dhexgalka iyo wada-hadalka bulshada Somaaliyeed.

إ Waa meeshaadiiye LT7FU - لتعارفو adiguna marti haka noqon!
(1)

LT7FU Page - waa meerto lagu xoojiyo meel-kasoo jeedka, sooyaalka iyo dhaqanka Soomaalida iyo diinta Islaamka. Waa barnaamij dagaal kula jira seef-la-boodnimada qabyaaladda iyo geesta kale barashada qabiilka iyo isirka. Waxaana u jirnaa una joognaa si aan jiritaankeenna Soomaalinimo u sugno! Kusoo biir wada hadalka Dadweynaha. Naga mid noqo maantaba.

إِنْ أُرِيدُ إِلَّا ٱلْإِصْلَٰحَ مَا ٱسْتَطَعْتُ

26/08/2026

Ma dhab baa in Tutsiga Rwanda iyo Burundi ay Daarood yihiin?!

24/08/2026

Qabiillada Indha-yar Sacad iyo Indha-yar Abgaal dhalasho miyaa kala dhaxaysa Beelweynta Geri Koombe Kablalax Daarood.

23/08/2026

Maraykan ma magac asal Soomaali ah baa mise waa af qalaad?

22/08/2026

Muxammed mise Maxamed - Soomaalidu iyo sida ay ugu dhawaaqaan magaca Suubanaheenna NNKH.

Magacyada afka Carabiga iyo sida Soomaalidu ugu dhawaaqdo.

21/08/2026

Guurka Soomaalida iyo Ajaanibta Natiijo fiican malahan sida badan

20/08/2026

JICIBTA ama YICIBTA waxay u baxdaa Xawaadle iyo Leelkase.

Allaha u naxariisto waxaa inooga sheekeynaya Caaqil Muumin Giriig.

20/08/2026

Abtirsiinada Daaroodka iyo Hawiyaha ma hal Aabbe oo kaliya ayay iskugu tagaan?

18/08/2026

Abtirsiinada Wacbuudhan Abgaal iyo Harti Abgaal iyo halka ay iska galaan!

13/08/2026

Beelaha Karanle Hawiye iyo Jareerweyne ayaa Badbaado iyo Magangalyo siiyay Sayidka Maxamed Cabdulle Xasan.

12/08/2026

Kutubo Farguri ah oo 2 Qarni ka badan jira oo Abtirsiimada Abgaal Cusmaan lagu qoray!

Address

Dublin
D15EW29

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LT7FU - لتعارفو posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to LT7FU - لتعارفو:

Shortcuts

Share