Ahmed Absiye

Ahmed Absiye I love my wife and children

Soo for sagaal cashier oo laga qaadan karo sawirkan?
05/11/2024

Soo for sagaal cashier oo laga qaadan karo sawirkan?

02/11/2024

Dhulbahante iyo Habarjeclo hadaad ilaahay ka cabsan waydaan oo aad dagaalka bilaa ujeedada ah joojin waydaaan dhalintiina, dhaqaalihiina iyo dhulkiinuba way dhamaan aakhirana Cadaab.

Maxaa ka socda Deegasnka Lawadaago ee caasimada u tahay jigjiga?Maalmahan waxaan arkaya dadka oo qaylyaya oo leh deegaan...
25/10/2024

Maxaa ka socda Deegasnka Lawadaago ee caasimada u tahay jigjiga?

Maalmahan waxaan arkaya dadka oo qaylyaya oo leh deegaanka matalaadiisii ayaa amxaaaro iyo Oromo gaalo ahi kasoo qayb gashay.

Waxaan rabaa inaan dadka deegaanka u soo bandhigo cadaymo ku saabsan maalinta deegaanka lagala wareegay.

Deegaanka soomaalida in lala wareegaa waxay hirgashay maalintii aad ogolaateen xisbiga barwaaqo oo ah xisbi diineed.

Waxaa xigtay inaad ogolaateen in labaabiyo ciidankii laydinkaga baqayay liyuu police. Waxaa iyana horey warqad madhan loogu soo xareeyay jabhadii laydinkaga baqayay.

Waxaa laydinku qasbay in Amxaaro isagatimid ilaa Oromiya ay ku dabaaldagaan jigjiga oo loo xidho xuquuqdii shacabka deegaanka.

Waxaa laxasuuqay dadka dega degmada Tuliguuleed oo aad indhaga ka daawanayseen.

Waxaa booqashooyin isdabajooga ku imanayay duleedka jigjiga maamulka Oranada uu u horeeyo Abiye waxayna ansixiyeen degaano Oromo leedahay oo jigjiga bari kaxiga cidna k**a hadal.

Aakhirkii Amxaadadii jigjiga ayaa la qarameeyay oo qabiilka Jidwaaq lagu soo daray iyadoon qorshaha kadanbeeya in Amxaaro oo 300 sano inahaysatay maanta Reer ka midnoqoto wax layska waydiin .

Hadaba waxaan idinla wadaagayaa in dadka deegasnku haystaan haldiin taas oo ka xoogbadan xeerkasta, sharci kasta iyo Diin kasta oo ay aaminsanyihiin. Waa diinta qabiilka. Waxaa tusasle u ah . Peter Gabrel ayay kasoo doorteen Gobolka jarar, Mustafe na waxay u dooreten Madaxwayne ee xagay u socdaa. Jawaabteeda idinka ayaan idiin daayaye deegaanka ma shirka wada tashiga jigjiga ka socda ayaa lagu qaatay mise maalintii Mustafe madaxwaynaha noqday?

Qabyaaladu waa uu eedadkaygoo ka durka!!! Mudane Madaxwayne inaad wax uriso goormaa kuugu danbaysay??? Waxani maxay yihi...
23/10/2024

Qabyaaladu waa uu eedadkaygoo ka durka!!! Mudane Madaxwayne inaad wax uriso goormaa kuugu danbaysay??? Waxani maxay yihiin heee?

Abdiyow iiyeedh hadii kale waxaan samay tan:
16/10/2024

Abdiyow iiyeedh hadii kale waxaan samay tan:

14/10/2024

Anigu waxaan layaabanahay tolow Ninkan Mustafe ahi miyaanu wadanka lexejeclo ka qabin maxay tahay Sadexdab Popet ee usoo dhabar dhiuqsanayaa ok sidii wadanka Oromo loogu gacan galin lahaa ka shaqayna ee uu hor ordayo?

14/10/2024

Xasan inuuna meela u socon waxaan ku gartay markii uu kuwii ONLF lagu dumiyay naf ka dayay! Waxa uu garan waayay in Qalbidhagax agenct yahay oo uu isagoo agent ah uu dagaalka hogaamin doono. XOG rasmi ah ee Xasan haloo digo!!!

13/10/2024

Fadlan dadka aqoon yahanka ah iyo face book layaasha waxaan uga digayaa waxkasheegista familiga MMC. Waa Dhaqan xumo waana sharci daro. Hadii Reer Cagjar wax laga sheego waxay ka dhiganta hay in anaga wax nalaga sheegay. Ku ekaada Mustafe.

Marka aad maqaarsaar aan matalaada dadkiisa haysanin maqaaxida u dhiibato maalinta ay adkaato ayaad meel dheer ka doonta...
07/10/2024

Marka aad maqaarsaar aan matalaada dadkiisa haysanin maqaaxida u dhiibato maalinta ay adkaato ayaad meel dheer ka doontaa!!
Xasanow xamse meel ha ku geeyo?

Dhamaan video iyo sawirada Madaxwayne Ismaaciil Cumer Geeli at sirdoonka Jabuutika soo gudbinayaan waa fake ee xaaldiisu...
30/09/2024

Dhamaan video iyo sawirada Madaxwayne Ismaaciil Cumer Geeli at sirdoonka Jabuutika soo gudbinayaan waa fake ee xaaldiisu mugdi badan ayay ku jirtaa!!

Xildhibaanada xiligan xasaasiga mooshinka ka keenaysaa waa qaran dumise xasaanada ha laga xayuubiyo!!
28/09/2024

Xildhibaanada xiligan xasaasiga mooshinka ka keenaysaa waa qaran dumise xasaanada ha laga xayuubiyo!!

Meel uu jaan iyo cidhib dhigay waa lawaayey Amiirkii xisbulah
27/09/2024

Meel uu jaan iyo cidhib dhigay waa lawaayey Amiirkii xisbulah

Address

Rutherglen
G212JF

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Absiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to Ahmed Absiye:

Share