MDC UPL is a grassroots civic group in Puntland. No politics. Just duty.

We build real projects with 8 pillars: Health, Education, Economy, Environment, Energy, Water, Gov’t Cooperation, and Peace.

18/08/2025

UPL waxay fulisay mashruucii koowaad
Yaa ku xiga?
Hoos ku reeb magaalada xigta ee wax laga qabanayo

18/08/2025

HAYADA UPL waxaanu dhammaystirnay mashruucii ugu horreeyay ee Puntland.

08/08/2025

𐒕𐒉𐒍𐒋𐒙𐒜𐒋𐒗 𐒒𐒋 𐒋𐒓𐒚𐒛𐒕𐒋𐒗𐒜 𐒎𐒚𐒝𐒗𐒎𐒊𐒓

Happy 27th anniversary
31/07/2025

Happy 27th anniversary

Waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan shacabka Puntland dal iyo dibad, xuska sanadguuradii 27 aad ee ka soo wareegatay aas ...
31/07/2025

Waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan shacabka Puntland dal iyo dibad, xuska sanadguuradii 27 aad ee ka soo wareegatay aas aaska Puntland. Jir oo joog kun sano oo kale insha alah.

30/07/2025

Fadlan share garee page ka

Maanta waxaa howlgal kormeer ah sameeyay Gudiga UPL ee degmada Bacaadweyn. Waxay la kulmeen bahda caafimaadka ee Degmada...
29/07/2025

Maanta waxaa howlgal kormeer ah sameeyay Gudiga UPL ee degmada Bacaadweyn. Waxay la kulmeen bahda caafimaadka ee Degmada ayagoo si gaar ah ugu kuurgalay baahiyaha Hospitalka Degmada Bacaadweyn. Gudiga ayaa wata shaqadoodii waxayna hada u fariisteen gorfaynta iyo kala saarida baahayiha faraha badan ee ay soo arkeen, waxayna u codayndoonaan fadhigooda xiga mashruuca ay ku dhaqaaqi doonaan, si waafaqsan dastuurka hay'ada MDC.
Kadib codbixinta gudiga ayaa soo gudbindoona howsha ay qaban doonaan waxa ay tahay, iyagoona soo sheegi doona kharashka ku bixi doona iyo mudada uu mashruucu socon doono.
Kadib soo gusbinta, Xarunta dhexe ee MDC ee magalada London waxa iyana kulmi doona xubanaha gudiga joogtada ah ee Hayada MDC waxa ayna eegi doonaan in mashruucu yahay mid munaasib ah waafaqsana sharciga MDC iyo 7 tiir ee hay adu wax ka qabato iyo in kharashka baxayaa uu yahay mid minaasib ah.
Hadii la isku raaco waxaa si toos ah u bilaaban doonta shaqada.

Halkan ayaa lagu soo bandhigi doonaa waxqabdka iyo howlaha socda bilow ilaa dhamaad, iyo sida dadka reer Bacaadweyn u arkaan waxa loo qabtay.

Waxaa mahad iskale ilahay, kabacdina waxaa mahad iskale Hayada MDC, dhamaan inta taageerta lacagna ku bixiya Hayada MDC si horumar la taaban karo wadankeena aan u gaarsiino.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MDC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share