Puntland Community Group UK-

Puntland Community Group UK- Community Development Puntland of the Somalia, the diaspora community group people in UK

dhalinyaradu waa inay kafiirsataa mustaqbalkooda aysana codkooda kubixin meel aysan hubin.

17/05/2026

"Madaxweynahii H**e ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Eedayn Kulul Usoo Jeediyay Boqor Buurmadoow."

 #- " Han xumada Abwaan  baanu ka yaabanayn madaxweyne ku xigeenka caaawana in  harti loo hanjabo miyaa la bilaabay. Fir...
26/08/2025

#- " Han xumada Abwaan baanu ka yaabanayn madaxweyne ku xigeenka caaawana in harti loo hanjabo miyaa la bilaabay. Firdhiye iyo abwaan Han xumada abwaanow sanaag waa halkii aad shalay ka soo cararatay" . #- gunnimo,

26/08/2025

# -Kaftanka Dhalinyarada Jamuriyada Barakeysan #@

  -" Tani waa diyaaradda Dassault Falcon 900 oo ay leedahay dowladda Suudaan (Lambarka diiwaangelinta: ST-PSA), waxaana ...
26/08/2025

-" Tani waa diyaaradda Dassault Falcon 900 oo ay leedahay dowladda Suudaan (Lambarka diiwaangelinta: ST-PSA), waxaana lagu arkay iyadoo timi garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde Muqdisho.

Tababarayaal milateri oo kasocda Sudan ayaa dhawaan Koonfurta Soomaaliya meelo kamid ah ku tababaray ciidamo gaaraya 1,000 Askari oo lahaanshiyaha DFS la huwiyey, kuwaas oo faahfaahin badan laga bixin.

Diyaaraddan ayaa markii h**e ka soo kacday magaalada Port Sudan, muddo saacado ah ayay taagnayd Muqdisho, waxayna dib ugu laabtay dalka Sudan, mana jirin xariir diyaaraded oo toos ah oo u dhaxeeya Sudan & Soomaaliya."

26/08/2025

- Xasanow Awoodaadu waxay ku eg tahay.
Muqdisho iyo Hareeraheeda oo kaliya.
" Sidaas waxaa yiri " C.C.Shukuur

 - Update: Madaxweynihi h**e Soomaliya Sharif Sheikh Ahmed aya Madaxweynihi h**e Soomaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo us...
26/08/2025

- Update: Madaxweynihi h**e Soomaliya Sharif Sheikh Ahmed aya Madaxweynihi h**e Soomaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo uso gudbiyay laba codsi oo ka socotay madasha wadatashiga.

1- In 10ka September mucaaradka yeeshan shirweyne looga arinsanayo doorashoyinka , dastuurka iyo geedi-socodka dowladnimada

2- Sh Shariif aya ka codsaday Farmaajo in la sameeyo madal cusub oo mucaaradka maadama madasha kala jabtay, isagana uu kuso biiro doorkan.

Farmaajo aya soo dhaweeyay shirka iyo in mucaaradka midooban balse sidaan ilo Xog ogaal xogta kaga helnay, Farmaajo aya shaki ka qabo in Xasan Sh walito Madasha ku dhax leeyahay taagerayal, arintaasna u baahan tahay ka fiirsasho si Madaxweyne Xasan Sh mar dambe u dhax-galin mucaaradka. #@

26/08/2025

- Dad baa hada u qaba in maamulka Waqooyi bari in uu meesha ka saarayo, Eraygii ahaa Disputed Area.
Waa inay Dowladdaha Superpower ka ay sameeyeem #@

24/08/2025

Ciidamada Difaaca Puntland Ayaa Sii wada Hawlgallada Lagula Dirirayo Argagixisada Daac1sh

Ciidamada Ayaa dhowr Jiho Kaga Hareeraysan Cadawga , Ciidamada Ka Baxay Dhanka Geesaqabad Ayaa Jooga Deeganka Xor Halkaas Oo Ay Kaabiga Ku Hayaan Ceelka Gargoorkii dhanka baalade ah

Sidoo Kale Ciidamadii Qabtay Ceelka Carabi Ayaa aaggaas oo ay Xalay Duqayni Ka dhacday Jooga waxa ayna Kaabiga Ku Hayaan Ceelka Marraagade ee Togga Mareero , Waxaa Jirta jihooyin kale oo Dhowaan Ciidamadu Ka bixi doonan #@

23/08/2025

- ka soo deg ka soo deg la daadegtee.

Xitaa ciidamadii baa kaa hor-yimid
Alle halkaas ha na gaarsiin xasan xumow meel xun baad gaartay wale #@

Address

251 Stapleton Road Easton
Bristol
BS5

Telephone

+447902372030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Community Group UK- posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to Puntland Community Group UK-:

Share