04/09/2026
Waxaa cajiib ah duqeyntii Arkiweysay Mahad karataay ee jooga jilib oo aragtay taliye mahad oo doolow jooga.
Hadii dowlada ey duqeyn ku beegsan karto shaqsiyaad ama kooxo maxaa u diidan in ey beegsato kuwa umada dhameeyey ee waliba meeshey joogaan la’og🤦♂️⁉️