Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France

  • Accueil
  • France
  • Paris
  • Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France
Itinéraire Site Web

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Jaaliyadda soomaliyeed FRANCE

Sheikh Abuudalxa oo muxadaro diini ah ku qaban doono paris  farance dhamaan ummada soomliyeed ee qeerka jecel waxaa lagu...
13/10/2024

Sheikh Abuudalxa oo muxadaro diini ah ku qaban doono paris farance dhamaan ummada soomliyeed ee qeerka jecel waxaa lagu warlinaa in ay ka soo qeeb galaan madashaas,

06/07/2024

Magaalada paris dalka france waxey marti galin dontaa bandhig ween oo loogu dabaal dagaayo maalmaha xuriyadda, fanaankii qarnigaan awale adan iyo fanaantii reer paris, ayaa halkaas kula caween doona ummada somaliyeed ku nool dalka france

hadaba hadaad joogtid paris ha moogaan xalfadaas ween

Goobta ay ka dhaceyso munaasabada👇
ADARESKA 154 AVENUE GALLIENI 93170 BAGNOLET

03/07/2024

12 july iyo badhig ween oo paris ku qaban doono alfanaan awale adan iyo fanaanta reer paris yaan la moogaan

Hooyo   Maxamed waxeey Radineysaa wiilkedda oo lagu magacaabo (     ) hoooyo fartuun wiilkeeda markii ugu war danbeysay ...
15/04/2024

Hooyo Maxamed waxeey Radineysaa wiilkedda oo lagu magacaabo ( )

hoooyo fartuun wiilkeeda markii ugu war danbeysay waxa uu ku sugnaa wadanka Farance, hooyo fartuun waxaan ka soo xiganay in wiilkeeda uu xanuun sanaa waqtiyadii ugu danbeysay,

Hadaba waxaa ummada soomaliyeed
si naxariisl leh Looga codsanaa Cidii Aragtay Wiilkaas yar ineey Lasoo Xariiran Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Wadanka france si loo caawiyo

Walaalayaal ciddii aragto farintan ha gareyso, si ugu yaraan raadkiisa loo helo Mahadsanidiin

Warsaxafadeed muhiimaJaaliyadda soomaaliyeed ee dalka France waxey ku wargelineysaa dhamaan umadda somaliyeed ee ku dhaq...
13/04/2024

Warsaxafadeed muhiima

Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka France waxey ku wargelineysaa dhamaan umadda somaliyeed ee ku dhaqan dalka France, iney nagala qeebqataan siddii loo cawinlahaay dhalinyaradda somaliyeed ee ku dhibateysan dalka frannce

Uguhoreen jaaliyadda waxey diwangalineysaa dhamaan dhalinyarada hoy-laanta ku ah dalka farance

Siddoo kale jaaliyada waxey cod saneysaa in lahello walidiinta dhalay dhalinyaradda ku dhibataysan wadankan,

haddaba waxaa umadda soomaliyeed laga cod sanayaaa meelkasta ay jogaan iney la wadaagan fariintan, walidiinta soomaliyeed ee u badkooda ku wayay waddanka farance, si loogu raadiyo,

U gudanbeyn waxey jaaliyadda soomaaliyeed ee wadanka faransiiska talo iyo tusaalo wax ku ool ah siin dontaa cidkasta oo u bahan ineey wadanka faransiiska weydistaan magangalyo iyo dagananshaha wadanka,farance.

Wixii faah-faahina kalaxiriir jaaliyadda soamliyeed ee Paris,
France.

Nambaradda kala ah +33780077700/ +33604474411 ama +33767447145

Adresse

Paris

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Faransiiska, Communautè somalienne en France publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager