30/08/2025
1. Iibiyaha (Vendeur(se)) – CDI, Full Time
💰 Mushaar: laga bilaabo 1,840 € bishii (brut)
🎁 Faa’iidooyin: 13e mois, gunno waxqabad, caymis caafimaad, casho jaban, qiimo dhimis 15%, iyo gunno da’ ah
📍 Codso halkan
2. Shaqaale Logistik – CDI, Part Time (Ardayda ku habboon)
💰 Mushaar: laga bilaabo 1,840 € bishii (brut, buuxa)
📍 Codso halkan
3. Shaqaale Xiriirka Macaamiisha – CDD, Full Time
📆 Qandaraas KMG ah
📍 Codso halkan
4. Shaqaale Logistik – CDI, Full Time
📍 Codso halkan
5. Shaqaale Cunto (Restauration) – CDI, Full Time
📍 Codso halkan
6. Iibiyaha Espace Seconde Vie – CDI, Part Time (28h/week)
📍 Codso halkan
7. Shaqaale Logistik – CDI, Part Time (25h/week)
📍 Codso halkan
8. Khabiir Kormeer & Dayactir (Maintenance) – CDI, Full Time
📍 Codso halkan
Fiiro Gaar ah: Dhammaan jagooyinka waxay bixiyaan:
• Gunno 13aad bil kasta
• Gunno ku xiran waxqabadka shirkadda
• Caymis caafimaad oo bilowga laga bixiyo
• Gunnooyin & fasaxyo dheeraad ah marka aad wakhti la joogto shirkadda
• Cunto jaban (< 3€)
• Qiimo dhimis 15% shaqaalaha.