Sociologist malele mohamud

Sociologist malele mohamud Nothing beyond the scope of sociology in the social world

09/12/2025
09/12/2025

Guddiga Doorashada Ethiopia 🇪🇹 ayaa ku dhawaaqay jadwalka rasmiga ah ee doorashada 7-aad ee dalka.

🗳️ Maalinta codeynta:
Isniin – Ginbot 24, 2018 E.C

📊 Natiijada rasmiga ah:
Sene 4, 2018 E.C

Jadwalka muhiimka ah ee doorashada:

✔️ Diiwaangelinta musharraxiinta:
Tir 1 → Yekatit 1

✔️ Ololaha doorashada:
Tir 1 → Ginbot 19

✔️ Diiwaangelinta codbixiyeyaasha (gacanta):
Yekatit 7 → Megabit 7

✔️ Is-diiwaangelinta teknolojiyada (self-registration):
Tir 15 → Megabit 7

Natiijooyinka hordhaca ah:

📌 Dadka codeeya Ginbot 24 waxay natiijada hordhaca ah ka arki karaan goobta codbixinta maalinta xigta.

📌 Natiijooyinka ku-meel-gaadhka ah ee heer Deegaan :
Ginbot 25 → Ginbot 29

📌 Deegaanadu waxay natiijooyinka usoo gudbinayaan guddiga dhexe:
Ginbot 26 → Sene 1

📌 Guddiga Doorashada wuxuu xaqiijinayaa natiijada:
Ginbot 27 → Sene 2

🟦 Natiijada rasmiga ah ee doorashada:
Khamiis – Sene 4, 2018 E.C

Address

Sayidka
Jijiga

Telephone

+251904761377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sociologist malele mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Sociologist malele mohamud:

Share