Ururka dhalinyarada Degmada Harawa ee Fiil

Ururka dhalinyarada Degmada Harawa ee Fiil Ku soo dhawoow bogga facebookga ee uruurka dhalinyarada degmadama harawa ee fill oo ah urur samo fal ah.

"๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ"Shahaado Sharaftan Waxaan Ku Maamuusnay "๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—Ÿ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป" Iyaga Oo Ku Mutaystay Garab IsTaag...
23/06/2025

"๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ"

Shahaado Sharaftan Waxaan Ku Maamuusnay "๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—Ÿ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป" Iyaga Oo Ku Mutaystay Garab IsTaaga Iyo U Gurmashada BuLshada Danyarta Ah Ee U Baahan Taageero.
๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ป Waxa Uu Muujiyey Naxariis Naf-Hurnimo, Iyo U HeeLanaan SamafaL Oo Joogta Ah.

Waxaana Shahaadadaan U Gudoomay
ู…ุญู…ุฏ ุฌุจุฑูŠู„ ุฌุงู…ุน โค๏ธ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป

"Kaqayb GaLka Dayrka Dugsiga Dharawaje Ee ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ" ๐ŸŒฑAnaga Oo Ah. "๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——.๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—˜๐—ฒ ๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ"Waxaan Maanta...
22/06/2025

"Kaqayb GaLka Dayrka Dugsiga Dharawaje Ee ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ" ๐ŸŒฑ

Anaga Oo Ah. "๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——.๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ ๐—˜๐—ฒ ๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ"
Waxaan Maanta Wareejinay Lacag Dhan (50.๐—ž๐˜‚๐—ป ๐—ข๐—ผ ๐—•๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ) Taasi Oo Aan Ku Wareejinay Gudiga Dhismaha Dayrka Dugsiga Hoose Dhexe Ee Dharawaje Oo Muddo Soo Waday Dhismaha Dayrka iyadoo Ay Ka Qayb Qaateen Ugu Horayn Maamulka Degmada iyo Dhamaan Bulshada Qaybaheeda KaLa Duwan Ee Degmada Harawa iyo ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ถ๐—ถ-๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Wax Ku Soo Baratay Qaybo Kamida. Anagoo Ka DuuLayna Qorshe-Yaasha "๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ" Ee Ka QaybgaLka Arimaha BuLshada Ayaan Maanta Wareejinay Hantidaan.๐Ÿ’ธ
Waxaana Goob-Joog Ka Ahaa MasuuLiyiin KaLaduwan Oo Uu Ugu Horeeyo Gudomiye Ku Xigeenka Degamada Mudane ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ-๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ iyo ๐Œ๐š๐š๐ฒ๐ข๐ซ๐ค๐š MagaaLada Dharwanaaje ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—พ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ Waxaana La Wareegay Hanttidaas Gudigii L

Mahad Oo Dhan Waxay U Sugnaatay ๐—ถ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† (๐—ฆ๐—ช๐—ง), Kaasoo Noo Suurtageliyey In Shalay Sii GuuL Leh Noogu Qabsoonto XafLadda_...
22/06/2025

Mahad Oo Dhan Waxay U Sugnaatay ๐—ถ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† (๐—ฆ๐—ช๐—ง), Kaasoo Noo Suurtageliyey In Shalay Sii GuuL Leh Noogu Qabsoonto XafLadda_Sannad-Guurada 1-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ Ee Ururka Dhalinyarada Degmada Harawa Ee ๐—™๐—ถ๐—ถ๐—น, Taasoo Ku Beegnayd (21-kii Juun 2025.)

Ujeeddada XafLaddu Waxay Ahayd "Wada-tashi BuLsho" Oo Lagu Dardargelinayo Doorka Dhalinyarada Ee Horumarka Deegaanka, Kobcinta Wadashaqeynta, Iyo Kor U Qaadidda Wacyiga Dhalinyarada Iyo Dhaam BuLsho-Weynta Qaybaheeda KaLa Duwan.

XafLadda Waxaa Kasoo Qaybgalay Marti Sharaf KaLa Duwan Oo Uu Hormuud U Ahaa Maayirka Degmada, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž:-๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—พ_๐—ฅ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ_๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ Iyo Madaxa Arimaha Siyaasada ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž:-๐——๐—ฎ๐˜†๐—ถ๐—ฏ_๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ_๐—๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ Iyo SheekhuL BaLadka ๐Œ๐š๐œ๐š๐‹๐ข๐ง:-๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ_๐—๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ_๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ Iyo Dhamaan BuLshada Qaybaheeda KaLa Duwan.

Waxaa KaLe Oo Aan Marnaba ILaawayn Quriyihii XafLada, Daadihiyihii XafLada Oo Doorkii Kaga Aadnaa XafLada Sifiican Oo Hagar La'Aan Ah Uga Qayb Qaatay ๐–๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ฅ:-๐—–/๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ป_๐—•๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ_๐— ๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ฑ_๐—›๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐˜€.
Mahadsanid Mudane

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ง๐—ถ-๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—”๐—ต.๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ/๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ.โ—Waxaa Sharaf Iyo Qadarin Weyn Noo Ah In Aad NagaLa Soo Qayb Gashaan. โ€œ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ...
19/06/2025

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ง๐—ถ-๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ถ ๐—”๐—ต.

๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ/๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ผ.

โ—Waxaa Sharaf Iyo Qadarin Weyn Noo Ah In Aad NagaLa Soo Qayb Gashaan. โ€œ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎโ€, Oo Lagu Qaban Doono HooLka Weyn Ee MagaaLada Dharwanaaje.๐Ÿ›ฃ๏ธ

โ—Wadatashigu Wuxuu Fursad Uyahay Is-DhexgaLka BuLshada, DhiirrigeLinta BuLshada, Wada-tashiga Ku SaLeysan Horumarinta BuLshada, Iyo Dhiibashada TaLo Wax-ku OoL Ah Oo Lagu Horumarinayo Nolosha Shacabkeena.

โ—Waxaa Sigaar Ah รŒdiin Marti-Qaadaya:- "๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ_๐——๐—ต๐—ฎ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ_๐——๐—ฎ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ_๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ_๐—˜๐—ฒ_"๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ"

๐Ÿ—“๏ธ ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ:- 21/6/2025 / 14/10/2017 Wx
๐Ÿ“… ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ:- Sabti
๐Ÿ•ฃ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ต๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 8:30am Subaxnimo
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ:- HooLka Weyn Ee MagaaLada Dharwanaaje.

โ—FadLan Kasoo QaybgaL Si Aad Door Mihiima Uga Qaadato Wadashiga Iyo Wacyi GaLinta Wanaagsan Ee BuLshadaada.
โ—Martiqaadkani Adiga Ayaa Laguugu Talagalay. ๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ.๐Ÿ™

โ—"๐—•๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต"๐Ÿ‘‰Waxaa Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 23/5/2025. MaaLin ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฒ Ah.Anagoo Ah:-๐Ÿ‘‰๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—”_๐——๐—›๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐—”_๐——๐—˜๐—š๐— ๐—”๐——๐—”_๐—›๐—”๐—ฅ๐—”...
23/05/2025

โ—"๐—•๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต"
๐Ÿ‘‰Waxaa Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 23/5/2025. MaaLin ๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฒ Ah.
Anagoo Ah:-๐Ÿ‘‰๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—”_๐——๐—›๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐—”_๐——๐—˜๐—š๐— ๐—”๐——๐—”_๐—›๐—”๐—ฅ๐—”๐—ช๐—”_๐—˜๐—˜_"๐—™๐—œ๐—œ๐—Ÿ"โœŠ
Noo Qabsoomay Wada Tashi Shir Kaasoo Ay Nagu WaheLinayeen. MaamuLka "๐——๐—ฎ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ_๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ" Oo Uu Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Dagmada Harawa
๐˜”๐˜ถ๐˜ฅ๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฆ:- ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ_๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต_๐—–/๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ iyo
๐˜”๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜น๐˜ข ๐˜ˆ๐˜ณ๐˜ฎ๐˜ช๐˜ฎ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข ๐˜Ÿ๐˜ช๐˜ด๐˜ฃ๐˜ช๐˜จ๐˜ข:-๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ_๐—–๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป_๐— ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ Iyo
๐˜”๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข๐˜น๐˜ข ๐˜ˆ๐˜ณ๐˜ช๐˜ฎ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข ๐˜š๐˜ช๐˜บ๐˜ข๐˜ข๐˜ด๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข:- ๐——๐—ฎ๐˜†๐—ถ๐—ฏ_๐— ๐˜‚๐˜…๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ฑ_๐—๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ Iyo
๐˜๐˜ฐ๐˜จ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜•๐˜ข๐˜ฃ๐˜ข๐˜ฅ ๐˜Ž๐˜ˆ๐˜“๐˜บ๐˜ข๐˜ฅ๐˜ข:- ๐—ก๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป_๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ_๐—š๐—ฒ๐—ฒ๐—Ÿ๐—ฒ

๐Ÿ‘‰Wada Tashigaas Oo Aan Kaga Wada HadaLnay Sidii Aan Uga Wada Shaqayn Lahayn:-๐Ÿ‘‡
1. BiLicda BuLshada
2. Nabad GaLyada
3. Iyo Sidii Aan Usoosaari Lahayn BuLsho Siwada Jirra Wax U Qabsanaysa.
๐Ÿค๐—š๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ผ_๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ_๐—๐—ถ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฒ๐˜†_๐—ช๐—ฎ๐˜…_๐—ž๐˜‚๐—ด๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.๐Ÿค

๐—•๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—บMahad Oo Dhan Waxay U Sugnaatay Allah (๐—ฆ๐—ช๐—ง), Kaaas Oo Noo Suurageliyey Qabsoomidda Barnaamijk...
28/02/2025

๐—•๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐—ฅ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐—บ

Mahad Oo Dhan Waxay U Sugnaatay Allah (๐—ฆ๐—ช๐—ง), Kaaas Oo Noo Suurageliyey Qabsoomidda Barnaamijka ๐—”๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ-๐—ช๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—Ÿ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ, Oo Ay Soo Qaban-Qaabiyeen ๐—จ๐—ฅ๐—จ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐——๐—›๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐—” ๐——๐—˜๐—š๐— ๐—”๐——๐—” ๐—›๐—”๐—ฅ๐—”๐—ช๐—” ๐—˜๐—˜ "๐—™๐—œ๐—œ๐—Ÿ"๐ŸŒฑ

Kani Waa ๐— ๐—ถ๐˜€๐˜€๐—ถ๐—ผ๐—ป kayagii Ugu Horeeyey Oo Noo Qabsoomay Maanta. ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—Ÿ๐—ด๐—ฎ๐—Ÿ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป Oo Aan Ugu Tallo GaLnay Inaan Kaga Faa"iideysano Bisha Barakaysan Ee ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.โค๏ธ
Masha Allah Sifiicana Ayuu Noogu Qabsoomay. ๐—”๐—น๐˜…๐—บ.

Dhamaan DhaLinyarada Ururka "๐—™๐—ถ๐—ถ๐—Ÿ" Waxaan Idinku Bogaadinayaa DhamaanTeenba Hawsha Aadka U Wanaagzan Ee Aan Qabanay Waxaanan Rajaynaynaa Hadii Allaha AwoodaLeh OgoLaado Inaan Qabandoona ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—Ÿ๐—ด๐—ฎ๐—Ÿ๐—ผ InTaan Ka BaLaadhan Isha Allah.โ˜๏ธ

Dhamaan Dadkii Ka Qeyb Qaatay, Si Toos Ah. Iyo Si Dadbanba, Waxaan Alle Uga Baryeynaa Inuu Ajarkooda Misaanka Xasanaadka Ugu Daro, Danbigoodana dhaafo.๐Ÿคฒ

โ€œKhayrka Yar Iyo Kan Badanba, Qofkii Sameeya Alle (๐˜€๐˜„๐—ฐ) Waa AbaaLmarin doonaa.โ€
Jasakumullahu Khayran. Akhwaanii.

Afuri walaalkaa Walaal nagala qayb qaado afurinta dadka danyarta ah oo bixi waxa aad awooda. e-birr 0994125567Kaafi- 099...
16/02/2025

Afuri walaalkaa
Walaal nagala qayb qaado afurinta dadka danyarta ah oo bixi waxa aad awooda.
e-birr 0994125567
Kaafi- 0994125567
Soltelco 0676457371

 # # Sawirada Q2aad Ee xaflada daahfurka ururka dhalinyarada degmada harawa ee Fiil.
29/06/2024

# # Sawirada Q2aad Ee xaflada daahfurka ururka dhalinyarada degmada harawa ee Fiil.

 # # Sawirada Q1aad Ee xaflada daahfurka ururka dhalinyarada degmada harawa ee Fiil.
27/06/2024

# # Sawirada Q1aad Ee xaflada daahfurka ururka dhalinyarada degmada harawa ee Fiil.

Address

Jigjiga
Jijiga
FAAFAN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka dhalinyarada Degmada Harawa ee Fiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share