Haay,adda samafallka Anfac

Haay,adda  samafallka Anfac "We Help Because We Care"

Bismillaah Hay'adda Samafalka Ee Anfac ayaa saka 58  Qoys u qaybisay Deeq hilib Ah  oo aan u gowracdaydadka danyarta Ah ...
29/07/2026

Bismillaah
Hay'adda Samafalka Ee Anfac ayaa saka 58 Qoys u qaybisay Deeq hilib Ah oo aan u gowracday
dadka danyarta Ah ee Dagan maamuulka magalada jigjiga
Qoysaska la gaadhsiisay deeqdan ayaa aad iyo aad u duceyay kuna farxay

Bismillaah Hay`adda Samafalka Ee Anfac DHIBKA OO LAGA HORTAGO AYAA KA FIICAN DAWEYNTA :-Ogeysiis muhiim ah dhamaan waxaa...
28/05/2026

Bismillaah
Hay`adda Samafalka Ee Anfac
DHIBKA OO LAGA HORTAGO AYAA KA
FIICAN DAWEYNTA :-
Ogeysiis muhiim ah dhamaan waxaan
ogeysiinayaa magalada jigjiga iyo Konayasha magalada ee dagan
agagarka meelaha biyo mareenada ah
sida togoga laagaha, IWM
Cawa Cabsi xoogan ayaan dareemaya Roob weyn baa jigjiga ka da` ayaa oo Toogi wuu soo Rogmadey
waxaa dib u biloowday Roobab Hadaba Togaga
agagaarkiisa in ay iska ilaaliyan kana
taxadaraan fatahada ama waxyeelada
roobku keeni karo iyado lasameynayo
uu diyaar garaw adag islamarkan ay ka
diyargaroban xafiisyada ay khusayso iyo
haayadaha bah-wadagta ah

Bismillaah Hay'adda Samafalka Ee Anfac ayaa saka 103 Qoys u qaybisay Deeq hilib Ah   munaasabadda Ciidul-adxa awgeed u g...
27/05/2026

Bismillaah
Hay'adda Samafalka Ee Anfac ayaa saka 103 Qoys u qaybisay Deeq hilib Ah munaasabadda Ciidul-adxa awgeed u gowracday Adhi
dadka danyarta Ah ee Dagan maamuulka magalada jigjiga
Qoysaska la gaadhsiisay deeqdan ayaa aad iyo aad u duceyay kuna farxay

26/05/2026

Bismillaah
Ciidul _ Adxa 1447 da Hijriyada
Anigoo ku hadlaaya magaceyga iyo kan hay`adda Samafalka Ee Anfac Waxaan dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa farxada
Ciidul _ Adxa 1447 da Hijriyada
Waxaan Allah ka baryayaa inuu naga aqbalo waajibaadka iyo cibaadada soonki aan soo gudanay, uuna nooga dhigo danbi dhaaf.

Waxaan Allah ka rajeynayaa in Ciidan Ciideeda kale nagu gaarsiiyo amni, Horumar iyo Barwaaqo
Shacabka waxaan kula dardarmaya in laa isku naxaristo Si Eebe nogu naxaristo

Bismillaah Hay'adda Samafalka Ee Anfac Ceeb ma aha inuu dadaadlkaagu yaraado balse waxaa ceeb ah inaadan dadaalba adan s...
26/05/2026

Bismillaah
Hay'adda Samafalka Ee Anfac
Ceeb ma aha inuu dadaadlkaagu yaraado balse waxaa ceeb ah inaadan dadaalba adan samayn caawi dadka mudan in laa caawiyo

Bismillaah Hay`adda Samafalka Ee Anfac DHIBKA OO LAGA HORTAGO AYAA KA FIICAN DAWEYNTA :-waxaa dib u biloowday Roobab Oge...
08/04/2026

Bismillaah
Hay`adda Samafalka Ee Anfac
DHIBKA OO LAGA HORTAGO AYAA KA
FIICAN DAWEYNTA :-
waxaa dib u biloowday Roobab
Ogeysiis muhiim ah dhamaan waxaan
ogeysiinayaa umada nebiga scw ee dagan
agagarka meelaha biyo mareenada ah
sida togoga laagaha, wabiyada IWM
agagaarkiisa in ay iska ilaaliyan kana
taxadaraan fatahada ama waxyeelada
roobku keeni karo iyado lasameynayo
uu diyaar garaw adag islamarkan ay ka
diyargaroban xafiisyada ay khusayso iyo
haayadaha bah-wadagta ah

Bismillaah CIID MUBAARAK🌙Anigoo ku hadlaaya magaceyga iyo kan hay`adda Samafalka Ee Anfac  Waxaan dhammaan Muslimiinta k...
19/03/2026

Bismillaah
CIID MUBAARAK🌙

Anigoo ku hadlaaya magaceyga iyo kan hay`adda Samafalka Ee Anfac Waxaan dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa farxada Ciid Al-fidri.

Waxaan Allah ka baryayaa inuu naga aqbalo waajibaadka iyo cibaadada bishii Ramadaan aan soo gudanay, uuna nooga dhigo danbi dhaaf.

Waxaan Allah ka rajeynayaa in Ciidan Ciideeda kale nagu gaarsiiyo amni, Horumar iyo Barwaaqo

BismillaahMaamuulka magalada  dhagax buur Waa farxad kaleeh AlxamdulilaahHay'adda Samafalka Ee Anfac  ayaa dharka ciidda...
19/03/2026

Bismillaah
Maamuulka magalada dhagax buur
Waa farxad kaleeh
Alxamdulilaah
Hay'adda Samafalka Ee Anfac ayaa dharka ciidda uqeybisay qoysas danyar ah oo kasoo jeeda Agoon iyo danyar si ay farxada ciida ula qeybsadaan carruuraha kale.
Caruurtan loo qeybiyay dharka cìida oo isugu jira gabdho iyo wilal kasoo jeeda qoysas danyar ah ayaa laga soo kala xulay xaafadaha maamulka magalada dhagax buur

BismillaahMagalada jigjiga Hay`adda Samafalka Ee Anfac  ayaa 20  qoys oo Agoon  ah  ku wareejiyay deeq lacag ah deeqdan ...
19/03/2026

Bismillaah
Magalada jigjiga
Hay`adda Samafalka Ee Anfac ayaa 20 qoys oo Agoon ah ku wareejiyay deeq lacag ah deeqdan lacagta ah ayaa lagu Talagalay in aay caruurtoda ku ciidsiyan Cawi dadka mudan in laa cawiyo

Address

Jigjiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haay,adda samafallka Anfac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Haay,adda samafallka Anfac:

Shortcuts

Share