26/05/2026
Ururka samafalka ee Muhsim Charity organization waxay Hambalyo u dirayaan Dhamaan Muslimiinta Caalamka gaar ahaan Shacabka waynaha Soomaliyeed fadli-ga munaasibadda Ciidul Adxa.
Waxaan leeyahay sanadkan sanadkiisa Allaah ha inagu gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo
Gud- Ururka Samafalka Ee Muhsim Charity organization Ridwan Daahir Abdi