Al-wafaa charity

Al-wafaa charity Hay'ada samafalka ee Al-Wafa waa hay'ad' aan dawli ahayn, kana hawlgasha dalka Itoobiya.

12/04/2024

xaflada xidhitaanka tartanka qur'aanka kariimka ah ee madarada istaqaama degmada gobolka .

Taariikhda markaska abu bakar sadiiq.

07/04/2024

3aad xaflada xidhitaanka tartanka qur'aanka kariimka ah ee madarasada daarul istaqaama degmada gobolka .

04/04/2024

tartanka qur'aanka kariimka ah ee madarasada daarul'istaqaama degmada shilabo gobolka qoraxay .

26/03/2024

maayar kuxigeenka mmj mudane khadar uu kajeediyay xaflada furitaanka tartanka qur'aanka kariimka ee D.D.S .

25/03/2024

gudoomiyaha gudiga garsoorka tartanka qur'aanka kariimka D.D.S Dr maxamed haybe axmad

22/03/2024

mubaarak amiin oo utartamayay gobolka faafan wuxu galay kaalinta labaad eetartanka qaybta 30 jus .

22/03/2024

wasiirka waxbarshada D.D.S uu kajeediayay xafladii furitaanka tartanka qur'aanka kariimka ee lagu qabtay magaalada jigjiga casimada dawlad degaanka .

21/03/2024

xaflada furitaanka tartanka qur'aanka kariimka ah ee madarasada daarul istaqaama degmada shilabo gobolka qoraxay .
qabashada tartanka mu'asasada
ujeedka tartanka waynaynta kitaabka allh.
dhiirigalinta ardayda .

waxa kalinta kobaad ee qaybta 30 jus kuguulaystay c/lahi caliyow jaarso oo utartamayay gobolka daawa wuxuna kuguulaystay...
20/03/2024

waxa kalinta kobaad ee qaybta 30 jus kuguulaystay c/lahi caliyow jaarso oo utartamayay gobolka daawa wuxuna kuguulaystay qadar lacageed oo dhan 500'000 birr hambalyo c/lahi masha allh .

waxa kaloo shahaado sharaf lagudoonsiiyay masuuliyiintii kasoo qaybgalay kana qaybqaatay qabsoomida tartanka qur'aanka k...
20/03/2024

waxa kaloo shahaado sharaf lagudoonsiiyay masuuliyiintii kasoo qaybgalay kana qaybqaatay qabsoomida tartanka qur'aanka kariimka 'ah oo ugu horeeyo wasiirka waxbarashada degaanka iyo waliba maayir kuxigeenka magaalada jigjiga .

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-wafaa charity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Al-wafaa charity:

Share