Arxan relief foundation

Arxan relief foundation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arxan relief foundation, Non-Governmental Organization (NGO), Jijiga.

28/01/2026
12/03/2025
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير
20/04/2023

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير

01/04/2023

Barnaamijka AFURI WALAALKAA ee uu qaban qaabiyay ururka Arxan relief foundation
Qaybintii raashinka iyo gaadhsiinta qoysaskii loogu talagalay.

Barnaamijka AFURI WALAALKA ee uu qabanqaabiyay ururka ARXAN RELIEF FOUNDATION iyagoo la kaashanaya JIGJIGA COMMUNITY SCH...
01/04/2023

Barnaamijka AFURI WALAALKA ee uu qabanqaabiyay ururka ARXAN RELIEF FOUNDATION iyagoo la kaashanaya JIGJIGA COMMUNITY SCHOOL, SHABELLE BANK iyo waliba shacabka muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada hawl galkiisii.

Asc , Barnaamijka Afuri walaalkaa oo muddo labo sano ah aan soo wadnay Alxamdulillah waxyaabo badan ayuu ilaahay noo suu...
28/02/2023

Asc , Barnaamijka Afuri walaalkaa oo muddo labo sano ah aan soo wadnay Alxamdulillah waxyaabo badan ayuu ilaahay noo suurtagaliyay, warbixinta labadaa sano oo koobanna waa sida tan:
Sannadkii 1aad
Lacagta la soo uruuriyay : 70,000
Qoysaska la afuriyay : 53 qoys
Sannadkii 2aad
Lacagta la soo uruuriyay : 265,000
Qoysaska la afuriyay : 113 qoys
Sannadkanna barnaamijkii wuu noo furmay , akoonada lagu soo dirayo waxaad ka helaysaa postiga kor ku pin garaysan , dhamaanteen aan ka qayb qaadanno insha allah
Wassalaamu calaykum

Address

Jijiga

Telephone

+251923030347

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arxan relief foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Arxan relief foundation:

Share