Xaldoon Youth Association XYA

Xaldoon Youth Association XYA XYA Waxey utaagantahay Xal uhelidda dhibaatooyinka ragaadiyey Mujtamaca,dhalinyarada DDS

Ciid mubaarak, hay'adda XYA waxay tahniyadda ciida lawadaageysaa dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliye...
06/06/2025

Ciid mubaarak, hay'adda XYA waxay tahniyadda ciida lawadaageysaa dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba.

Alle acmaasheenii wanaagsanaa ha inaga aqbalo.

Ciid mubaarak, hay'adda waxay tahniyadda ciida lawadaageysaa dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed m...
29/03/2025

Ciid mubaarak, hay'adda waxay tahniyadda ciida lawadaageysaa dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba.

Alle acmaasheenii wanaagsanaa ha inaga aqbalo hana inaga yeelo idamkiisa kumanaanka bishan habeen walba naarta laga xoreynaayay.

Si farxadda Ciiddu Taam inoogu noqoto yaan la ilaawin gacan qabashada, ka farxinta miskiinka.

Ciid mubaarak farxad ku Ciida alle sanadkan iyo sanadoo kaloo badanna caafimaad qab ha inagu gaadhsiiyo

Hay'adda XaldoonHay'adda xaldoon waxay umadda muslimiinta dhamaantood, dadka soomaaliyeed iyo shacabka deegaankaba ugu h...
28/02/2025

Hay'adda Xaldoon

Hay'adda xaldoon waxay umadda muslimiinta dhamaantood, dadka soomaaliyeed iyo shacabka deegaankaba ugu hambalyeynaysaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan 1446.

Si' Alle bishan khayrka badan khayrkeeda inoo waafajiyo Waxaan shacabka ku boorineynaa iskaalmayntii ay caanka ku ahayd afursiinta walaalkaa, iyo garabsiintii kaleba.

Alle ha inaga dhigo kuwii bishan khayrkeeda lawaafajiyey, bishan iyo bilo kaloo badanna alle gaadhsiiyey.

09/08/2024

Qaybtii:6aad:-Barnaamijka Taxanaha ee Taariikhda deegaanka
Mowduuca:- Aas-aaska dowlad deegaanka soomaalida

DHAMAAD

05/08/2024

Qaybta:5aad:- Barnaamijka Taxanaha ahaa ee taariikhda deegaanka.
Mowduuca:- Aas-aaska dowlad deegaanka soomalida

03/08/2024

Qaybtii:4aad:- Barnaamijka Taxanaha ah ee Taariikhda deegaanka iyo Mowduuc hor leh
Mowduuca:- Aasaaska dowlad deegaanka.
Soo jeediyayaasha:- Madaxwayne ku xigeen h**e: Axmad cali daahir iyo Madaxwayne h**e:Khadar Macalin.

ONLF oo aan wali sharci lahayn ayaan nahay goboladaa hoosena magacii ONLF ayaan doorashada ku galney.

lasoco Qaybta xigta Isniinta 5 August 2024

01/08/2024

Qaybtii:3aad:- Barnaamijka Taxanaha ah ee Taariikhda deegaanka.
Mowduucyada:- 1850-1991 oo ah labadii marxaladood ee muuqaaladii h**e ee kala ahaa Raadadkii gumeysigii reer yurub kaga tageen dhulka deegaanka soomaalida iyo dhaqdhaqaaqyadii xornimadoonkii soomaalida.

Lasoo Qaybta Xigta:- Sabtida 3 August 2024. I.A

30/07/2024

Qaybtii:2aad:- Barnaamijka Taxanaha ahaa ee taariikhda deegaanka.
F.G Mowduucyadi h**e ayay muuqaalkanna daba socotaa

28/07/2024

Qaybtii1aad:- Barnaamijka Taxanaha Taariikhda deegaanka.
Mowduucyada:- Raadadkii Gumeysigii reer yurub kaga tageen dhulka deegaanka Soomaalida.
Soo Jeediye:- Taariikhyahan Mudane Maxamed Xasan (Darbad).
Mowduuca Xiga:- Dhaqdhaqaaqyadii Xornimadoon ee Soomaalida deegaanka.
Soo Jeediye:- Taariikhyahan Mudane Dr Abdirizak Warfa.

Lasoco Qaybta Xigta:- Talaadada 30 july 2024 I.A

26/07/2024

Horudhac:- Barnaamijka Taxanaha Taariikhda deegaanka.

Lasoco barnamijka xalqaddiisa 1aad Axadda 1:30 duhurnimo ia

21/07/2024
Sabti,20 July 2024.Waxaa Si heer sare ah uqabsoomay barnaamijka Taxanaha taariikhda deegaanka Soomaalida. Oo ay hay'adda...
20/07/2024

Sabti,20 July 2024.

Waxaa Si heer sare ah uqabsoomay barnaamijka Taxanaha taariikhda deegaanka Soomaalida. Oo ay hay'adda Xaldoon Sanadkiiba Mar ay qabato.

Barnaamijkan waxaa kasoo qaybgalay Taariikhyahano,Aqoonyahano, Madaxwaynayaal H**e, Masuuliyiin h**e iyo kuwo hadda Xilka hayaba.

Waxaa barnaamijkan furay Wasiir-kuxigeenka Xafiiska dhaqanka iyo Dalxiiska. Mudane Salaad Dabar iyo gudoomiyaha hay'adda Xaldoon. Mudane Cabduraxmaan Cabdulaahi oo taataabtay Muhiimaddu Taariikhdu Leedahay laguna baraarugo waxkabarashadeeda.

Barnaamijkan Ayaa isaga oo dhameystiran oo Taxane ah kala socon doontaan Bogga hay'adda Xaldoon Youth Association XYA

Nala Joog.

Address

Badacas
Jijiga

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+251915243723

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaldoon Youth Association XYA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xaldoon Youth Association XYA:

Share