30/01/2025
Awalan Azc umad waynta islaamka salaam kadib
Waxaan todobaadadii h**e ka bilawney schoolka Qorahey academy
Hawshii aan h**ey usameyn jireen ardeyda school ku ee afuri walalkaga bahan anago dhawrayna bulsha waynta bahiyaha gaarka leh bisha barakeysan ee fooda nagu soo haysa Insha allah
Waxan ka codsanayna bulshada Somaliyed inay nala soo cawiyaan walaalahooda bahan bisha barakeysan ayagoo nagala saa xidhiidhaya numberkan
+251915728497
Gargaar charity🙏