Jigjiga Community Development Foundation

Jigjiga Community Development Foundation Jigjiga Community Development Foundation is a local charity organization based in Jigjiga, Somali Region.

03/04/2023

Asc waa ururka dhalinyarada samafalka oo idinleh Rabadaan mubaarak.
Haayada Samafalka ee Jigjiga Community Development Foundation (JCDF) oo kaashanaysa Gudiga Qurbajoogta ee Talo-Wadaag ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 03/04/2015 G.C ama 25/07/2015 E.C ayaa Barmnaamijka Afuri walaalkaaga sooman gaadhsiiyay Deeq Raashiina Qoysas Danyar iyo Agoomo isugu jiray tiradooduna ay ahayd 37 qoys oo laga soo kala xulay Qabaleeyada Maamulka Jigjiga.
Deeqdaas oo Kakoobnayd:-
1. Bariis
2. Sonkor
3. Saliid
4. Timir

By:- JIGJIGA COMMUNITY DEVELOPMENT FOUNDATION (JCDF)

01/20/2023 ASC Waxaan halkan kusoogudbinaynaa isbadalka lagusameeyay Gudiga fulinta iyo samafalayaashii jigjiga communit...
21/01/2023

01/20/2023

ASC
Waxaan halkan kusoogudbinaynaa isbadalka lagusameeyay Gudiga fulinta iyo samafalayaashii jigjiga community development Foundation sida aad horayba ulasocoteen waxaa sikumeelgaadha xilka JCDF usiihayay marwo Amiira mukhtaar Axmed .
Sidaas daraadeed waxaa si buuxda xilkii JCDF looguwareejiyay mudane:- mohamed Ahmed Nour iyo
G/kuxigeen mudane:- mohamuud Mohamed isse
Isla goobtii xil wareejinta ayaa lagusameeyay gudiga fulinta iyo qaybihii kale ee sanadkan 2023 kashaqayndoona samafalka JCDF
Sida idiinka muuqata sawirkan hoose waxaa kamaqan qaarkamida gudiga cusub ee JCDF lkn waxaad kubaran doontaan shaqada samafalka
Sidaas iyo washaqo wacan

By:- JCDF 01/20/2023

Waa dhalinyaradii samafalka oo idinleh Asckum bulshooy.Waxaan idinla socodsiinaynaa inaan xafiiskii kaguuray waxaanan ug...
02/12/2022

Waa dhalinyaradii samafalka oo idinleh Asckum bulshooy.
Waxaan idinla socodsiinaynaa inaan xafiiskii kaguuray waxaanan uguuray guri kuyaala
Xaafada waraabe salaan
Qabalaha 08
Wadada cusub ee katimaada hotel xamda ama hotel Ducaale dhinaca galbeed meesha ay wadada cusubi kaga dhacdo jidka 30ka
Wuxuuna kudhawyahay masaajidka layidhaahdo Daarul salaam.

Waxaan bilaabi doonaa shaqooyinkii nalooga bartay iyo kuwo cusub oo khayrle
By JCDF 12/03/2022

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga Community Development Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share