Hashim Orphans And Welfare Development Association HOWDA

Hashim Orphans And Welfare Development Association HOWDA HOWDA

حفل تخرج الدفعة الثانية لجمعية هاشم للتنمية ورعاية الأيتام               🎓 قسم القرآن والدراسات الإسلامية 🎓🎓
03/05/2026

حفل تخرج الدفعة الثانية لجمعية هاشم للتنمية ورعاية الأيتام
🎓 قسم القرآن والدراسات الإسلامية 🎓🎓

جمعية هاشم للتنمية ورعاية الأيتام  قسم القرآن والدراسات الاسلامية
26/01/2026

جمعية هاشم للتنمية ورعاية الأيتام
قسم القرآن والدراسات الاسلامية

26/01/2026
Hayada Sama-Falka Iyo Ogaamaha Ee Hashim Orphanis [HOWDA] Qaybta Xifdiga Qur’aanka  Ayaa Qabatay,  Munaasabada qalin jab...
18/02/2025

Hayada Sama-Falka Iyo Ogaamaha Ee Hashim Orphanis [HOWDA] Qaybta Xifdiga Qur’aanka Ayaa Qabatay, Munaasabada qalin jabinta xidhitaanka xifdiga iyo Abaal marinta Ardayda Kaalmaha H**e ka Gashay Imtixaanka Sanadka.

Waxaana Ka Soo qayb Galay munaasabada
maamulka haayada samafalka agoomaha ee Haashim masuuliyiin Golaha Sare Ee Arimaha Islaamka, Wasiiro, Waaldiinta Ardayda iyo waxgarad.

Waxaa Sido kale Iyaga Shahaado Sharaf la Siiyey Macaliminta Barta Ardayda Agoont ah Qur’aanka

HOWDA

Hayada Sama-Falka Iyo Ogaamaha Ee Hashim Orphanis [HOWDA] Qaybta Xifdiga Qur,aanka  Ayaa Qabatay Xafalad Lagu Abaal mari...
07/05/2024

Hayada Sama-Falka Iyo Ogaamaha Ee Hashim Orphanis [HOWDA] Qaybta Xifdiga Qur,aanka Ayaa Qabatay Xafalad Lagu Abaal marinayey Ardayda Kaalmaha H**e Ka gashay Imixaanka Xarunta Agoomah Ee Hashim.
Waxaana Ka Soo qayb Galay Wasiirka Xaafiska Baarlamanka DDS Mudane Abdinasir Farah, Nicollect Halal Oo Team Ka Bixiya Funda Ku baxa Ardayda Culumo Awdiin, Magalada Jigjiga Maamulka Xarunta Agoomaha Waalidiinta Iyo Ardayda Waxka Barata Xarunta.

Waxaa Sido kale Iyaga Shahaado Sharaf la Siiyey Macaliminta Barta Ardayda Agoont ah Qur,aanka Iyo Team Nicollect Halal Oo lagu Abaal mariyey Sida Mutadawacnimad Ah ee Markasta uga Shaqeeyaan Howlaha Sama-falka Ah ee Deegaanka Somalida Ka Qabtaan.

HOWDA

17/03/2024

Qaybta agoonta ee xifdaga qur'aanka allaha ka ajarsiiyo inta ka qaybqaatay waxbarashadooda iyo dhiira galintoodaba

14/03/2024

Asc dhamaan wallaha khayrka jecel waxa aan idinka codsanaynaa in agoonta aan gacanta ku haynay ee baranaysay xifdiga quranka aan rabno in aan kafarxino ciida in Sha Allah,

waxaan idinka codsanaynaa dhamaan cidwalba oo khayrka jecel in aad nagala farxiso ciida oo aad ciid siiso 1 arday waa 47 arday oo agoon ah 1kii arday waxaa ku Filan $50 ama 5,500 birr

F,G agoonta waxbarashadooda, sida mushaarka macalimiinta iyo kirada guriga Iwm waxaa bixiya walla muxsiniin ah oo qurba joog ah allaha ka ajarsiiyo

Fadlan waxaad awoodo iyo wixii faahfahi in ah nagala Soo xariir
+251930726666
+251930736666
What's app +2515001388

Waxaa Xarunta Agoonta Ee Hashim Orphans  Nagu Soo Booqday Sheekh Mahamed iyo Qoyskisa Oo Ka mida Walalaha Muxsiniinta ah...
09/02/2024

Waxaa Xarunta Agoonta Ee Hashim Orphans Nagu Soo Booqday Sheekh Mahamed iyo Qoyskisa Oo Ka mida Walalaha Muxsiniinta ah Ee Nikolo Halal oo ah Teamka Gacanta ku haya Agoonta, Hashim Orphans Ayaa ah Xarun Agoonta Lagu baro Qur,aanka Kariim ah iyo Tarbiyada Islaamka.

Anoo ku hadlaya magaca  hay'ada horumarinta   agoomaha ee HOWDA, qaybta daryeelka agoonta, waxaan umahad celinayna dhama...
17/10/2023

Anoo ku hadlaya magaca hay'ada horumarinta agoomaha ee HOWDA, qaybta daryeelka agoonta,

waxaan umahad celinayna dhamaan cidkasta oo ka qaybqaadatay daryeelka caruurta agoonta ilahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, waxaan u mahad celinayaa wll samafale abdisalam hashim iyo temkii necolet Halaal oo kafala qaaday wax barashada agoontaan,

F,G xaruntu waa Maamulka Magaalada jigjiga

Address

Tuli Street
Jijiga

Telephone

+251930726666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hashim Orphans And Welfare Development Association HOWDA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share