Xafiiska Biyaha Degmada Awaare

Xafiiska Biyaha Degmada Awaare Aware woreda water resources management office

Xafiiska Biyaha DDS ayaa team usoodiray ceelka riiga ah ee dagmada awaare caraalelugbuur (BH1).teamkan waxay kuguleysten...
22/03/2026

Xafiiska Biyaha DDS ayaa team usoodiray ceelka riiga ah ee dagmada awaare caraalelugbuur (BH1).teamkan waxay kuguleysten dayactirka ceelkan.
Waxaan uu mahad celinayaa xafiiska biyaha dds iyo waaxda dayactirka xafiiska biyaha dds iyo teamka technicianada ee loosoodiiray.
Waxaan aad ugu mahadcelinayaa dhamaan
Maamulka dagmada iyo hawlwadeenada xafiiska biyaha ee D/awaare oo runtii aan kafadhiisan maalin iyo habeen.
Waxan u hambalyeyna dhamaan bulshada kunol degmada awaare in Ceelkan dib u bilaabay adeegii ay bulshadu ka heli jirtay.

Allxmdulilaah rabilcaalamiin .

Dayactirka ceelka caraale lugbur oo meel fican maraya
19/03/2026

Dayactirka ceelka caraale lugbur oo meel fican maraya

19/03/2026
Xaaladda Jiilaalka Ayaa Sii Adkaanaysa Xafiiskuna Wuxuu Dadaal Ugu Jiraa Siduu Uga Jawaabi Lahaa Meelaha Biyyo La,aantu ...
13/03/2026

Xaaladda Jiilaalka Ayaa Sii Adkaanaysa
Xafiiskuna Wuxuu Dadaal Ugu Jiraa Siduu Uga Jawaabi Lahaa Meelaha Biyyo La,aantu Ka Jirto

Halkani Waa Qabalaha birta-dheer iyo cadadley
Oo Kamid Ah Meelaha Oonku Ku Badanyahay

Yaa Allah Bisha Ramadaan Barakadeeda
Noogu Naxariiso
Ammiin

xafiiska biyaha degmada awaarewaxaanu 24kii saac ee udanbeeyey biyo gaadhsiiney tuulooyinka meer-meersane iyo wado-abaar...
12/03/2026

xafiiska biyaha degmada awaare

waxaanu 24kii saac ee udanbeeyey biyo gaadhsiiney tuulooyinka meer-meersane iyo wado-abaareed.

waxaa si joogto ah halkiisa uga siisocda gurmadka biyo dhaaminta ee uu wado xafiiska biyaha degmada awaare iyadoo marba ...
07/03/2026

waxaa si joogto ah halkiisa uga siisocda gurmadka biyo dhaaminta ee uu wado xafiiska biyaha degmada awaare
iyadoo marba marka kadanbaysa oonku siibadanayo dadkuna sii nuglanayaan
allah fadliga bisha ramadaan haynoogu naxariisto

gaadiidka biyaha qaada ee xafiiska biyaha ee degmada awaare ayaa saaka waabarigii h**e biyo gaadhsiiyey tuulooyinka qayd...
05/03/2026

gaadiidka biyaha qaada ee xafiiska biyaha ee degmada awaare ayaa saaka waabarigii h**e biyo gaadhsiiyey tuulooyinka qaydar-cade iyo wado-abaareed
sidoo kale waxaa 24 saac ee udanbaysay biyo la gaadhsiiyey tuulooyinka cadaadley,birta dheer iyo dararwayne

waxaa manta noo qabsoomay tababarkii ku sabsnaa Train washco committeeand teacher on school wash
02/03/2026

waxaa manta noo qabsoomay tababarkii ku sabsnaa
Train washco committee
and teacher on school wash

wafti balladhaan oo isugu jira heer deegaan iyo heer gobol islamar kaana uu hogaaminayo wasiirka xafiiska madaxwaynaha D...
28/02/2026

wafti balladhaan oo isugu jira heer deegaan iyo heer gobol islamar kaana uu hogaaminayo wasiirka xafiiska madaxwaynaha DDS Dr xuseen xaashi qaasim(Ph.D) ayaa kormeeray adeega biyaha ee magaalada awaare

Awaare:Biyo Dhaamin Iyo Goobaha Adeeg Bixinta Iyo Gaadiidka Biyaha Qaada Oo Sifiican Ushaqaynaya
21/02/2026

Awaare:
Biyo Dhaamin Iyo Goobaha Adeeg Bixinta Iyo Gaadiidka Biyaha Qaada Oo Sifiican Ushaqaynaya

Xafiiska Biyaha Degmada Awaare.Waxaan kubogaadinayaa hirgalinta shaqadan adag maamulka degmada awaare gaar ahaan ugu h**...
16/02/2026

Xafiiska Biyaha Degmada Awaare.

Waxaan kubogaadinayaa hirgalinta shaqadan adag maamulka degmada awaare gaar ahaan ugu h**eeyo Gudomiyaha degmada awaare mudane maxamed mahad maxamed iyo madaxa xafiisedka biyaha degmada awaare iyo masuliyin katirsan mashruca one wash aya xadiga kajaray kaydka biyaha e magalada awaare. oo runtii xafiska biyaha degmada iyo mashruca ONE wash program dibuhabayn iyo sixid kusameeyey biyo galintii mudo ciriqeedu lunsanaa, markale ayaan bogaadinayaa dhamaan bahda xafiiska biyaha.

Mashruucan waxaa maalgaliyay Mashruuca layidhaahdo ONE.wash program oo kahawlgala xafiiska biyaha DDS.

Hadaba xukuumadu markii ay aragtay abaaraha iyo biyo la,aanta kajirta magaalada waxay go,aan,satay in biyaha magaalada awaare laga shaqaysiiyo
iyada oo lagaliyay gashiyo biyo galinta kamaqnaa oo kukacaya qiimo lacageed oo kabadan 35,000,000

Ilaahay mahadii maanta magaaladii sifiican ayay ucabaysaa
waana xili kuhaboon jawaabta ay bixisay xukuumadu.

Waxaa saaka nooqabsoomay shirkii lagu amaal marinayey xubnihii ugu firfircoonaa shaqaalaha xafiiska kuwaasoo abaal marin...
07/05/2025

Waxaa saaka nooqabsoomay shirkii lagu amaal marinayey xubnihii ugu firfircoonaa shaqaalaha xafiiska kuwaasoo abaal marino kala duwan lagudoon siiyey

Address

Awaare
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Biyaha Degmada Awaare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xafiiska Biyaha Degmada Awaare:

Share