Aware Youth Volunteer Organization- AYVO

Aware Youth Volunteer Organization- AYVO We promote education, health and hygeine, maintain environmental sustainability and create awareness.

24/09/2025

Dadka kiisa ugu khayrka badani waa ka ugu nacfiga badan (ugu waxtar badan)

Waxaan idinka codsanaynaa codsi duco..qoys ay ku habsatay masiibo soo noq noqonaysa   qoyskan waxuu dagan qabalaha wado-...
17/04/2025

Waxaan idinka codsanaynaa codsi duco..

qoys ay ku habsatay masiibo soo noq noqonaysa qoyskan waxuu dagan qabalaha wado-abaareed ee degmada Awaare waa qoys danyar ah oo masiibo rabaani ah ku habsatay
masiibadaa oo dab ah gurigooduna uu gubtay 24 jeer maalinkiina dhawr jeer gubanaya mar kasta oo caawimo la gaadhsiiyo hadana gubanayso waa imtaxaan 🥺
marka walaalayaal usoo duceeya in allah SWT ka dulqaado masiibada intaa waxaa u dheer wiil marala oo 12 sano xanuunsan oo guriga ugu dhex xidhan dhinaca kalana waa qoys danyar ah oo hayntoodu yartahay cidkasta oo caawinkarta oo khayrka jecel waa inaan gaadhsiino walaalayaal

Wixii faah faahina ka daawo videoga hoose..

Address

Jigjiga

Telephone

+251915069197

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aware Youth Volunteer Organization- AYVO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share