Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur

Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur, Community Center, Addis Ababa.

23/09/2025

Bismilahi

Iyo !

Midowga Madasha dhalinyarada Ree Amiir Nuur waxa ay Firin U direysaa Dhalinyarada Ree amiir Nuur Ee Ku Sugan magalada Garbaharay Ee Xarunta Goobalka In aysan Wax Ficilo Amniga Lid Ku Ah aysan Qaadin Loona Hogansamo Wax Garadka odayasha Iyo Culimada Inta Wax lagu qanci laga heelayo'

Odayasha iyo Culimada Wax garadku Waa in Ay ka fogaaadan Wax kasto Dhibaaato keeno, Xal lama gaaarin !!

03/04/2025

Bismilahi

Isku soo Noqod wangasan👊🫡

Bismilahi ❤️ Waxay soo dhaweyn iyo bogaaadin u direysaa  Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur  taliyaha nabad sug...
27/08/2024

Bismilahi ❤️

Waxay soo dhaweyn iyo bogaaadin u direysaa Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur taliyaha nabad sugida garbaharay Nuur bare good Soo dhawaw taliye noqo kii waxa badan ka badalo Amniga magalada Garbaharay xili lagu bahna baaad timid Soo dhawaw ❤️

Waxa Soo dhaweyntada Qeyb weyn kaaha Godomiye dheeer ❤️

Hambalyo Jalayaal ♥️

Address

Addis Ababa

Telephone

+251947568233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Madasha dhalinyarada beesha reer amiir nuur:

Share