27/05/2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐝𝐞𝐲𝐝𝐚 𝐣𝐮𝐛𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐚 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥-𝐀𝐝𝐱𝐚.
Guddoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda Jubaland Ee Dalka Masar, Mudane Khadar Hassan Adam, Oo ku hadlaayo codka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar aya hambalyo ku aadan munaasabadda Ciiddul-Adxaa u diray dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunidda ka joogaan.
Sidoo kale dhammaan xubnaha Maamulka Jaaliyadda iyo Ardeyda jubbaland ee dalka Masar waxay ummadda Soomaaliyeed u rajaynayaan in ay nabad iyo Farxad ku Ciidaan.
𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃.