02/12/2023
Munich oo Baraf intaa la eg ka da,o ayadoo December lagu guda jiro waxaa ugu dambeysay 1933!
micanaha 90 sano ka hor!
Sidoo kale Ciyaartii ay Bayern-München la dheeli lahaayeen dhigooda Union-Berlin Barafka jira awgiisa ayay u baaqatay!
Nasasho wanaagsan