Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg

Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg, Gemeinnützige Organisation, Hermann-Hagenmeyer-Straße 7, Ludwigsburg.

Madax dhaqanka iyo Sport  Lb  Amin Abdi Xiis iyo  Teamka sport Lb
30/11/2025

Madax dhaqanka iyo Sport Lb Amin Abdi Xiis iyo Teamka sport Lb

Allaha u naxariisto waxaa daqiiqado kahor magaalada Stuttgart lagu aasay Cabdirashiid Axmed Maxamed oo 23.06.2025 webi k...
08/10/2025

Allaha u naxariisto waxaa daqiiqado kahor magaalada Stuttgart lagu aasay Cabdirashiid Axmed Maxamed oo 23.06.2025 webi ku geeriyooday.
26 sano jir ayuu ahaa.

Waxaan aad ugu mahad celin dhamaan aniga ku hadlaya magaca qaraabada iyo midka Midkeega walaaha reer Ludwigsburg iyo Stuttgart iyo nawaaxigeeda garabka ay nagu siiya sidii aan meydka u aasan laheen

Waxaan kaloo u mahadcelinaa page Somalis in Deutschland - Soomaalida Jarmalka shaqada laantiin lama qabteen wax badan mahasanid walal Ahmed Kadiye

Rabbi ha u danbi dhaafo Ha u naxariisto
Jannada Firdowsana haka waraabiyo

Mahadsanidiin

Gudoomiye Jaliyada Somalia Ludwigsburg
Ahmed Dajiye

03/10/2025

Waxaan walaal dagan Stuttgart iyo Ludwigsburg iyo magaalooyinka ku dhaw ka codsanaya in ay naga lsoo qeyb galaan Janaasada Marxuum Abdirashid Ahmed waa maalinta Arbada ah 08.10.2025 sacada waa 10.00 Subax nimo adresska waa R6FQ+35 , Steinhaldenstr 52, 70378 Stuttgart

05/08/2025
05/08/2025

Waxaan aad ugu mahadcelinaa page Somalia Deutschland iyo walaalkey ahmed kadiye oo bulshada u ahaya shaqo adag

Mida kale waxaa ugu mahadcelineyna sheikh xudeyfi

Waxaan kaloo xariir la sameyna sheikha osmaaan Usuuli oo asna weydiinay maxaa laga yeelaa hadii qof muslim ah oo dhintay la gubo sida walaalkeyn Abdirashid Ahmed Mohamed ( Rashka Ahmed ) oo kale

Labada sheekh si isku mid ah ayeey nooga haqabtireen

Walahaaha daagan Stuttgart iyo dhamaan Kreis u dhaw waxaan ku wargalin doona in aan sameyn doono sida ay culumada sheegin

Waxaan idin soo sheegi doona goobta iyo waqtiga aan aasi doono dambaskii kansoo haray meydka marxuunka insha allah

Hal diinta waxa ay ka qabto nala dhageyso fariintii uu soo diray sheikh xudeyfi oo ahmed kadiye ka dhigay codka

EIDUL MABARAK WAA GUDOOMIYE OO IDIN LEH HAMBALYO
06/06/2025

EIDUL MABARAK WAA GUDOOMIYE OO IDIN LEH HAMBALYO

BOQOR ABDULAHI OSMAAN  HAMBALYAA EIDUL ADHA U DIRAAY UMADA SOMALIYEED IYO BULSHADA GERMANY QAASADAN REER LUDWIGSBURG
06/06/2025

BOQOR ABDULAHI OSMAAN HAMBALYAA EIDUL ADHA U DIRAAY UMADA SOMALIYEED IYO BULSHADA GERMANY QAASADAN REER LUDWIGSBURG

Waxaan maanta ka mid ahaa dadkii lagu casuumay xarig ka xadiiqo lagu soo kordhiyay Arsenalplaz Ludwigsburg oo ay ka qeyb...
05/06/2025

Waxaan maanta ka mid ahaa dadkii lagu casuumay xarig ka xadiiqo lagu soo kordhiyay Arsenalplaz Ludwigsburg oo ay ka qeyb galeen madax ka socoday heer federal iyo maamulka gobolka iyo duqa Dagmada Ludwigsburg Dr. Matthias Knecht waxey isku jirta meel la fadhiisto meel lagu ciyaaro meel qaxwa ad ka heleyso waxey ay sheegeen in ay meeshan tahay Halboolihii magaalada mudo waxey aheey haleed parking gawaaran degmada dhaqaale ayeey ka heleysay lkn hada waxaa ka doorbidnay in canshuur bixiyuhu helo meel uu ku nasto waa hadal weyn oo I dareen taabtay halka dalkeenu qof jiifa habeen madoow cagaf la galinaayo hadii uu hadlan xabsi ugu yaraa 6 bil ah loogu daraayo

Asalamu calaykouma dhamaanba bulshada somaliyeed ee ku dhaqan agagaarka Ludwigsburg , Stuttgart iyo Heilbronn , waxa sha...
13/04/2025

Asalamu calaykouma dhamaanba bulshada somaliyeed ee ku dhaqan agagaarka Ludwigsburg , Stuttgart iyo Heilbronn , waxa shalay qabsoomay kulankii koobaad ee arimaha masaajidka mustaqbalka
Waxa kasoo qayb galay dhawr iyo sodon qof.
1 Is xogwaraysi ayaanu ku bilwanay
2 waxan isla soo qaadnay oonu ka dabatag ku samaynay hindisihii h**e ee qaabka iyo qaadhanka labadaba,
Waxan isku raacnay qaadhanku inuu sii ahaado sidii aan h**e u hindisnay ee ahayd single 30 family 50 euro bishii, kana bilaabanaya bishan 15 keeda waxa laga raba dadka ay lacagtu u timaado 15 bisha inay sii bixiyaan qadanka bisha may ee soo socotah halka qolada bisha kowdeeda qaadatana ay bixin doonan 1 bisha shanaad ilaa 5 bisha ugu danbayn
3 waxan isla garanay in gudi ku meel gaadh ah la sameeyo oo arimaha masjidka sii wada kuwaasi oo ka kooban 7 xubnood oo kala ah
1 Kayd ibrahim
2 Cismaan faracade
3 Amiin yuusuf
4 Maxamed cilmi
5 mohamed hassan
6 jamal cali

Waxa kale oon I garanay in ururkiina update kiisa iyo koonto soo furistiisana laga hawl galo
Sidaas iyo amaano allah
Gacmo wadajir Bay wax ku gooyan

Maanta Madaxda Jaaliyada Ludwigsburg
30/03/2025

Maanta Madaxda Jaaliyada Ludwigsburg

EIDUL MABARAK REER LUDWIGSBURG
30/03/2025

EIDUL MABARAK REER LUDWIGSBURG

Adresse

Hermann-Hagenmeyer-Straße 7
Ludwigsburg
71636

Telefon

+4971455091995

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Somali Community Kultur verein in Ludwigsburg senden:

Teilen