Abdulkadir Wayeel

Wegbeschreibung

Abdulkadir Wayeel Waxaad igu imaata warka sports 5th Horyaal waaweyn ee Europe 🌍
iyo horyaalka sacudia Arabic sikatan ah udhaho Horyaalka Abdinor
ama Ronaldo

29/08/2024

Shabala maxow kayiri ree dudaaye

27/08/2024
Saana 40 sano lagu jiraa kwrma hee walina Free-kick qurux badan la dhalinya odaygan cimamadisa maxa ugu dhagantahy love ...
27/08/2024

Saana 40 sano lagu jiraa kwrma hee walina Free-kick qurux badan la dhalinya odaygan cimamadisa maxa ugu dhagantahy love ku dhooba CR7 fans ♥️❤️🔥

OLMOOOOOLL DURBA waa u dhaliyay Barcelonaa Waaaaaaw
27/08/2024

OLMOOOOOLL DURBA waa u dhaliyay Barcelonaa Waaaaaaw

3 sano ka hor maanta oo kale Manchester United ayaa ku dhawaaqday soo laabashada Cristiano Ronaldo.  ✍🏼
27/08/2024

3 sano ka hor maanta oo kale Manchester United ayaa ku dhawaaqday soo laabashada Cristiano Ronaldo. ✍🏼

27/08/2024

Joao Cancelo oo u guuray Sacuudi Carabiya! Man City waxay heshiis buuxa la gashay Al-Hilaal! FC Barcelona ayaa sidoo kale xiiseyneysay heshiis. 🚨

➡️ 25 milyan oo Yuuro oo lacagta lagu kala iibsanayo
➡️Heshiiska ilaa 2027
➡️ Cafimaadka wali waxay u baahan tahay in la dhamaystiro
➡️ Mushahar sanadeedka qiyaastii €15-16 milyan

FC Liverpool ayaa mantay sobandhigtayMaaliyada away ga
27/08/2024

FC Liverpool ayaa mantay sobandhigtay
Maaliyada away ga

Axad 1 September Old Trafford, Man Utd 18:00 Liverpool FC.Garsoore Anthony Taylor ayaa dhexdhexaadin doona kulanka Axada...
27/08/2024

Axad 1 September Old Trafford, Man Utd 18:00 Liverpool FC.

Garsoore Anthony Taylor ayaa dhexdhexaadin doona kulanka Axada ee Liverpool booqan doonta Man United.

Referee: Anthony Taylor (pictured).
Assistants: Gary Beswick, Adam Nunn.
Fourth official: Sam Barrott.
VAR: John Brooks. Assistant
VAR: Harry Lennard.

Abdulkadir Jubbe

Adresse

Paracelsustraße 3
Kirchheim Unter Teck
73230

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Abdulkadir Wayeel etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen