30/10/2025
Buugii lawada sugaayey ee Dareen iyo Naf-Barasho ee uu qoray walaalkeen Tahlil Olad Hassan waa ladaabacay ee ha lagu yaaco Insha Allah.
𝐁𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚, 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢𝐝𝐚, 𝐪𝐚𝐧𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚, 𝐱𝐮𝐝𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚, 𝐪𝐢𝐲𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚, 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚, 𝐢𝐬-𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐝𝐚 iyo mowduucyo badan oo nolosha qofka la xiriira, isla markaana taabanaya shaqsiyaddiisa. Wuxuu buugga ka caawinayaa inuu kugu hago faham naftaada kusaabsan.
Waxaana munaasabadda Baal-furka Buuga laqaban doonaa 13.12.2025 oo ah maalin Sabti ah abaaro 13:45 duhurnimo waxayna ka dhici doontaa Haus der Wissenschaft Sandstraße 4/5, 28195 Bremen ee kasoo qayb gal wanaagsan dhammaantiin Insha Allah.
Fadlan isdiiwaangeli adoo adeegsanaya QR-Code-ka kuu muuqda si aad u xaqiijiso ka qayb galkaaga una hesho qiimo dhimis 20%.
Mahadsanidiin.
https://www.facebook.com/share/14JeM7HbLGc/?mibextid=WC7FNe
𝐔𝐆𝐔 𝐃𝐀𝐌𝐁𝐄𝐘𝐍 𝐖𝐔𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐀𝐗𝐀𝐘!
Buugga Dareen iyo Naf-barasho waxaa 13-ka bisha December ee 2025 lagu soo bandhigayaa magaalada Bremen. Magaalooyin kale ayaa xigi doona.
𝐁𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚, 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢𝐝𝐚, 𝐪𝐚𝐧𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚, 𝐱𝐮𝐝𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚, 𝐪𝐢𝐲𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚, 𝐝𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚, 𝐢𝐬-𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞𝐝𝐚 iyo mowduucyo badan oo nolosha qofka la xiriira, isla markaana taabanaya shaqsiyaddiisa. Wuxuu buugga ka caawinayaa inuu kugu hago faham naftaada kusaabsan.
Dadka deggan Bremen iyo magaalooyinka u dhow ee raba inay ka qeyb-galaan, waxaan ku soo dhoweyneynaa gacmo furan, waxayna iska diiwaan-gelin karaan QR-Codka ama Linkiga ku jira qeybta commentiga. Haddii uu 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐢𝐬-𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐢-𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝟐𝟎% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐛𝐮𝐮𝐠𝐠𝐚 𝐢𝐢𝐛𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨. Madaama tirada dadka hoolka xaadiri kara ay xaddidan-tahay kaliya dadka is-diiwaan-geliya ayaa kuraastooda loo xajin-doonaa. Is-diiwaan-gelinta waxay kaa caawineysaa inaad xaqiijiso booskaaga maalintaas.
Mahadsanidiin.
Tahlil Olad