Somali blind Diaspora - SBD

Somali blind Diaspora - SBD The Somali Blind Diaspora e.V. (SBD) was founded by blind individuals of Somali origin residing in European countries.

Its mission is to support blind people in Somalia and provide guidance to blind Somalis in Europe.

24/04/2025

Indhoolenimadu ma ahan caqabad, waa sabab kale oo aan adduunka ugu muujin karno awooddeena. Waxaan nahay kuwo wax fahma, wax dareema, una baahan fursado iyo taageero si aan u iftiimino hibadeenna iyo kartideenna. Somali Blind Diaspora (SBD) waxay utaagan tahay garab istaagga iyo kobcinta codka indhoolayaasha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Ku dhiirranow, ha isdhiibin – waxaad leedahay awoodda aad ku beddeli karto noloshaada iyo ta bulshadaada!”



Blind🦯👩‍🦯👨‍🦯
❤️
🇸🇴

🇩🇪 ta
Blind🦯👩‍🦯👨‍🦯

🇳🇴🇧🇪🇸🇪🇬🇧🇫🇷

🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Adresse

Ehrenbergstr
Berlin
10245

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali blind Diaspora - SBD erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen