Somali News in Germany

Somali News in Germany Jarmalka 🇩🇪,Yurub 🇪🇺Caalamka 🌍Arimaha Muhaajiriinta &Difaacidda Runta/Xaqiiqda /Cadaaladda/Dulmanaha 🗣️

Bogan waxaad ka Daalacan kartaa ,macluumaad ku saabsan Yurub/Germany
wararka,Socdaalka ,siyaasadda Yurub ee ku aadan Africa /dhulka Soomaaliddu dagto ,xidhiidhka Taariikheed ee Soomaalidda Yurub , Falaynta Siyaasad Nololeedka Yurub iyo Soomaalidda,Taariikhdda iyo Isbarbardhiga Nolosha Yurub iyo Afrika .

11/06/2026

Imaam Masjid Carruriisa iyo Xaaskiisa oo Guriga lagu gubay , islamarkaana lagu tuuray Bambooyin dab ah ah . Nasiib wanaag iyagoo 7 Of way ka badbaadeen Dabka .
Goobtu waa Bolton England .


📍 Bolton CCTV shows the moment a masked suspect attacked the home of an Imam and his wife and children, with the footage capturing a person, dressed in black and wearing a helmet and face covering, smashing the front window of the house in Bolton before hurling a lit substance inside, triggering a massive fireball.

11/06/2026
Maxaad ka Leedihiin Arintan ? Adeeg Xumo iyo Xoolo Urursi.🛂Pass Qaali ah hadana mararka qaar aan la aqoonsanyn !☎️Telefo...
10/06/2026

Maxaad ka Leedihiin Arintan ?
Adeeg Xumo iyo Xoolo Urursi.
🛂Pass Qaali ah hadana mararka qaar aan la aqoonsanyn !
☎️Telefoon Dadka lagu dhagasanaayo ?
🥷🏻Dad Dulmi ku kacay oo ilaa hadda ka shaqeeya !
✋Ixtiraam darro Qofka marka Telefoonka laga qabto lagula hdlaayo !
🖥️Dad aan u Carbisnayn Hawsh ay Shacabka u hayaan islamarkaana Xogta Dadku si fudud uga bixi karto (Cadayn )

Waxa loo baahan yahay in Dadweynaha iyo Safaaraddu is maqlaan oo Masuuliyiinta Safaaradda gaar ahaan Qunsulku Saxaafadda la hadlo oo Dadweynaha u Faahfaahiyo Siday wax u jiraan iyadoon dhagaha iyo indhaha layska tuurayn 👀👂

Galab Wanaagsan ⚖️⚖️⚖️⚖️⚖️

10/06/2026

Qaar ka mid ah Dhalinyartii kasoo Badbaaday Doontii Usbuucan ku dagtay Badda Malta oo ku sugan Xarunta Qoxootiga ee Hal Far -Jasiiradda Malta .
Ilaahay intii dhimatay haw naxariisto .
Waxaan rajaynayaa inay ku waano qaataan oonay oo Dantooda garan doonaan .

10/06/2026

Goobaha Ganacsiga Ajaanibta , Baabuurta iyo Hoteeladda Muhaajiriinta la dajiyo intaasiba waxay noqdeen Goobo la beegsado oo dab la qabasiiyo
Rabashadahan ayaa imanaya kadib markii Habeen h**e uu Nin Suudaani isku dayey in uu Gawraco nin u dhashay wadanka Irand - Belfast Waqooyiga Irland.

Muuqaalkani waa qaybo yar oo ka mid ah laakiin Dhibtu intaas waa ka balaadhan tahay , xataa Boolisku wax waa ka qaban kari waayeen .

Mid ka mid ah Magaalooyinka ugu Camiran iyo Al Fanaan Xabad  Dortmund 🇩🇪12.06.2026
09/06/2026

Mid ka mid ah Magaalooyinka ugu Camiran iyo Al Fanaan Xabad Dortmund 🇩🇪12.06.2026

09/06/2026

Beenaha Baraha Bulshadda ku faafay ilaa shalay waxa ka mid ah in 4,000 oo Qof oo reer Berlin ah islamarkaana taageersan AFd ay iskugu soo baxeeen Brandenburg Tor .

Xaqiiqda !

Mudaharaadkan oo loogu magac daray Merz Muss Weg ( Merz ha dhaco) ama hana dhaafo waxa markii h**e is diiwaan galiyey 10,000 oo qof .
Dekani maaha Dadka deegaan ahaan degan ama ku Nool Caasimadda ee waxa Hubaal ah inay iskaga kala yimaadeen meelo badan oo ay ka mid yihiin Goobaha Nacaybka iyo Faqriga ee Bariga (Thüringen ,Sachsen, Brandenburg …..
Xataa muhiimad maanu siin inaanu soo tabino 🗑️

die aktuelle Situation der somalischen Botschaft in Berlin
09/06/2026

die aktuelle Situation der somalischen Botschaft in Berlin



Cajaaibaadka Jarmalka Qoys Baasaaboorka Jarmalka lagala noqday  iyagoo loo haysto Guur aan la aqoonsanayn oo 120 Sano ka...
09/06/2026

Cajaaibaadka Jarmalka Qoys Baasaaboorka Jarmalka lagala noqday iyagoo loo haysto Guur aan la aqoonsanayn oo 120 Sano ka hor dhacay waqtigii Jarnalku Gumaysanaayey wadanka Togo

Eine Familie kommt mit deutschem Pass nach Deutschland, wenig später ist sie staatenlos. Der Fall der Liebls beschäftigt in NRW aktuell die Gerichte. Kurios: Hätte es in der damaligen Kolonie Togo ein wenig früher einen deutschen Standesbeamten gegeben, wäre dieser Fall wohl nie passiert.

09/06/2026

Waa Kaluumaysato Turki ah oo Badbaadinaaya Muhaajiriin Doon kula dagtay Biyaha Caalamiga ah ee m.Sea .

Doontan waxa saarnaa 60 waxaany isku rogtay meel 45 mile. Jirta Xeebaha Jasiiradda Malta biyaha Caalamiga ah .
Kaluumaysadan Turkida ah oo waqtigan ka Kaliumaysanaayey Biyaha Caalamiga ah ayaa ka war helay Dadkan islamarkaana u gurmaday .
Dadka inta badbaaday waxa la geeyey Jasiiradda Malta .

Dhanka kale Ciidamadda Badda Malta ayaa Xidhiidh la sameeyey kuwa talyaaniga waxaany ka Codsadeen in Maydadka Biyaha lagasoo saaro oo laga Hawl galo inta maqan .

Adresse

Berlin
10117BERLIN

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Somali News in Germany erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Organisation Kontaktieren

Nachricht an Somali News in Germany senden:

Teilen