Ururka OYSU Media-1

Ururka OYSU Media-1 Kusodhawoow Ururka O.Y.S.U ee Ardeda Ogadenia
xaqaga donaya waxan ahay Somalia waxan donaya wada jir Ururka OYSU Media 1

07/01/2024
07/01/2024

Kacadon gadood ba kajira dalka Somaliyed oo dhan

07/01/2024

DEGDEG:Shacabka Awdal Banaanbaxyo Weli Sii Xoogaysanaya Badayadu iibmaaha

04/01/2024
Ururka OYSU Kismaayo oo Shirkoodii bilaha ahaa Qabsaday.Waxaa galata Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ee Mag...
27/10/2023

Ururka OYSU Kismaayo oo Shirkoodii bilaha ahaa Qabsaday.

Waxaa galata Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ee Magaalada Kismaayo Shirkoodii bilaha ahaa Ku Yeeshay Ururka Dhalinyarada Iyo Ardayda Somalida Ogadeniya OYSU ee Faraca Kismaayo.

Kulankan oo ay Soo Xaadireen Qaar kamida Xubnaha Ururka OYSU iyo Maamul Ururka Dhalinyarada ee Magaalada Kismaayo ayaa ujeedkiisu ahaa Kala War qaadasho, Abaabul, iyo Dardagalin Shaqo.

Kulankan barakaysan oo ugudanbayn Kusoodhamaaday Damaashaad.

26/10/2023

Abwan Xabiib iyo gabagii bararujinta shacabka Somaliyed ee Ogadenia.

Kulankii maanta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Abuu kaataha Ogaden Community of USA Mr. Dr. Karl Von Batten. Waxaa maanta S...
24/10/2023

Kulankii maanta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Abuu kaataha Ogaden Community of USA Mr. Dr. Karl Von Batten.

Waxaa maanta Shirka ku sugnaa wafdiga JWXO oo uu hogaaminayey afhayeenka JWXO Cabdulqaadir Hirmooge si ay uga wada xaajoodaan arimo badan oo khuseeya shacabka deegaanka Somalida Ogadeniya.

April 18, 2023, Congress ka Maraynkanka wuxuu ugu baaqay in wax laga waydiiyo Biden Administration waxa shacabka Ogadenia loogu dhowranayo dhibaatada uu Shiinaha ku haayo shacabka Deegaanka kuwaasoo dhimashadooda gaartay 4,000.

Suntii ay Shiinuhu ku daadisay Ceelasha Ogadenia ayaa sababay dhibaatooyinkaas baaxada sidaa u wayn.

Toddobaadyadaan iyo bilaha soo socda, Koongarasku waxa uu ku dhaqaaqi doonaa dhagaysoga iyo tallaabooyin ujeedadoodu tahay in wax lagaga qabto arrimahan Deegaanka iyo kuwa kale.

Waddadu waa dheer tahay, laakiin guud ahaan bulshada Ogaadeenya, Ogaadeenya, iyo JWXO waxaa ka go'an inay u halgamaan nabadda, caddaaladda iyo sinaanta shacabka Soomaalida "Ogadenya".

Von Batten-Montague-York waxay garab taagan tahay bulshada Ogaadeenya iyo JWXO, waxaanan sii wadi doonnaa in aan ka shaqayno sidii ay cod iyo kursi ugu yeelan lahaayeen miiska Congress-ka iyo Maamulka Biden.

19/10/2023

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo manshallah manshallah allah ba mahad iskale awooda iyo amarkaba leh.

1.Tarikhdu waa 19//10//2023//
Okt.Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa maamulka iyo shacabka SSC-Khatumo. Waxaan sidoo kale u mahadnaqayaa madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qaadatay go’aan taariikhiya oo sii xoojinaya midnimadda dalka iyo dadka Soomaliyeed waxan rajeenaya Somalia ineey sii tartiib tartiib ah isugu imaan doonto

Ururka OYSU Media

10/10/2023

dag WAXABA KAFHACAY MAREKANKA

Adresse

Berlin

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ururka OYSU Media-1 erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen