12/05/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
🌙 *CIIDUL-ADXA 2026 – Berlin & Brandenburg* 🌙
Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Berlin & Brandenburg waxaa si sharaf iyo kalgacal leh loogu casuumayaa munaasabadda weyn ee *Ciidul-Adxa 2026*. 🤍
Waxaa marti inoogu ah *Sheikh Abu Dalxa*, oo naga bixin doona Salaadda Ciidda isla markaana noo soo jeedin doona dardaaran qiimo badan oo ku saabsan midnimada, walaaltinimada iyo isku duubnida bulshada Soomaaliyeed.
📅 *27 May 2026*
⏰ *08:00 – 15:00*
📍 *Kiehlufer 115, 12059 Berlin – Neukölln*
✨ Waxa jiri doona:
🕌 Salaadda Ciidda
🍽️ Cuntooyin kala duwan
🎈 Madadaalo carruurta loogu talagalay
🤝 Kulan bulsho iyo is dhexgal Soomaaliyeed
📢 Fadlan la wadaaga ehelkiina, asxaabtiina iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed.
🌙✨ *Eid Mubarak* ✨🌙