17/12/2025
Dhammaan annagoo ah Bahda SEVYO ORG. oo ay astaan u tahay dhiirigalinta hal-abuurka iyo dhallinyarada, waxaa annagoo doorka ka duulayna aannu si sharaf le u dhiirigalinaynaa gabadh da'yar, karti iyo karaan leh, ahna qoraaga buuggan oo habeen ay kusoo bandhigi doonto magaalada Borama. Sidaas darteed waxaan idin leenahay kasoo qaybgal wanaagsan. Goobta waa Haldoor Hotel Borama, Awdal, SL. Goortu waa 18-12-2025. Kaadhka Casuumaadda waxaa ka heli kartaa Xarunta Al.risaala Media. Mahadsanid!