Hay’adda socdalka qaxotiga somaliyed

Hay’adda socdalka qaxotiga somaliyed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hay’adda socdalka qaxotiga somaliyed, Non-Governmental Organization (NGO), Toronto, ON.

Hay’adda Socdalka Qaxootiga Soomaaliyeed
Waxaan ka caawinaa qaxootiga Soomaaliyeed:
• Magangelyo & daryeel
• Wacyigelin socdaal sharci ah
• Taageero iyo hagid
📍 Canada | Germany | France | USA | Australia | Italy iyo diwaan gilin qaxooti cusub

05/04/2026

La jirka Baaquli Boy – I just got recognized as one of their top fans!

Dadkas cidi taqana xeryahoda haimadan fadlaan wan ubahnahay
05/04/2026

Dadkas cidi taqana xeryahoda haimadan fadlaan wan ubahnahay

🚨 OGEYSIIS MUHIIM AH – FURSADAHA MAGANGALYO 🌍Hay’adda Socdalka Qaxootiga Soomaaliyeed waxay ogeysiineysaa dhammaan qaxoo...
04/28/2026

🚨 OGEYSIIS MUHIIM AH – FURSADAHA MAGANGALYO 🌍
Hay’adda Socdalka Qaxootiga Soomaaliyeed waxay ogeysiineysaa dhammaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha:
📍 Itoobiya (Jijiga & nawaaxigeeda)
📍 Kenya (Dadaab & Kakuma)
📍 Eritrea iyo meelo kale
👉 In ay jiraan barnaamijyo socda oo dalal caalami ah ay ku taageerayaan qaxootiga, sida:
🇨🇦 Canada | 🇺🇸 USA | 🇩🇪 Germany | 🇫🇷 France | 🇦🇺 Australia | 🇮🇹 Italy
✅ Barnaamijyadan waxay diiradda saarayaan:
• Magangelyo & dib u dejin
• Qoysaska nugul (haween & carruur)
• Dadka xaaladaha adag ku jira
⚠️ Fiiro gaar ah:
Xogtan waa wacyigelin guud – lama hubo tiro rasmi ah ilaa ay kasoo baxdo hay’adaha caalamiga ah sida UNHCR.
📝 DIIWAANGELIN HORDHAC AH
Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto dadka la tixgelinayo mustaqbalka:
✔️ Magacaaga oo buuxa
✔️ Xerada aad joogto
✔️ Tirada qoyska
✔️ Xaaladdaada (caafimaad / nololeed)
📩 Noogu soo dir fariin (DM) ama WhatsApp
🔁 SHARE GAREE
Fadlan la wadaag (Share) postigan si uu u gaaro qof kasta oo u baahan 🙏
🌟 UJEEDADEENA
“Inaan bixino xog sax ah, hagid, iyo rajo cusub oo qaxootiga Soomaaliyeed helaan mustaqbal wanaagsan.”

04/28/2026

waa qaar kamid ah dadki an malain dhawayd bafinaayaynay oo manta fly oo ah canada. waxa laga kala so qaday 5 xero ee
buramino melkadidi bokolmanyo heleweyn
cidi allel cidi danaynayso inay qaxotinima ku baxda hanala so xarirta page like hasart 10 jeer ha share gareyso

waxan dhawan  qadani raba listiga dadka qaxotiga eh ee kunol xeryaha  qaxotiga Bokolmanyo melkadid kobbe helewyn Buramin...
04/25/2026

waxan dhawan qadani raba listiga dadka qaxotiga eh ee kunol xeryaha qaxotiga
Bokolmanyo
melkadid
kobbe
helewyn
Buramino
sheydher
qabri bayax aawbare
hadi ad donaysa inaad kamid noqota dadka laraba in laqada sandkan gudihisa fadlan page share kudheh 10 qof kadib ila so xarir hadi ad kamid tahay qaxotiyada kunol xeryaha somalida

Qorshayasha canada norway Australia  sweden Denmark Switzerland waxay codsaden inay wadankeeda soo galaan somali  gaadha...
04/16/2025

Qorshayasha canada norway Australia sweden Denmark Switzerland waxay codsaden inay wadankeeda soo galaan somali gaadhaysa 30,000 kun oo qof kalah kamid noqo tirada ay canada qaadanayso fariin noosoo dir si aad u hesho foomka labuuxunaayo
Ama nagala so xariri what'sapp garagrka qaxotiga +254 732 340068
Ama +251944808911
page like saar

Waxan ku faraxsanahay shaqada an uhayna bulashada qaxotiga ah ee sida quruxd badan inoga socota Waxa banan fursada ad ka...
02/27/2025

Waxan ku faraxsanahay shaqada an uhayna bulashada qaxotiga ah ee sida quruxd badan inoga socota
Waxa banan fursada ad kagag faidaysan karta hayada socdalka adunka ee qaxotiga
Shaqada an uhayba bulshada qaxotiga aya ah
Inan card qaxotiga bixin
Cid leh case ama uu ka istagay case indib loga qada xayirada Sara
Hadad donaysa inad kamid noqota sida uga dhaqsiyaha badan inugala so xariri page ka

Kamid noqo 500 Qof ee ka dhiman Dadka Dhawaan Canada Ubixi Dona Si Aad Uga Mid Noqoto Buuxi Shurudaha1 malehdahay case q...
02/26/2025

Kamid noqo 500 Qof ee ka dhiman Dadka Dhawaan Canada Ubixi Dona Si Aad Uga Mid Noqoto Buuxi Shurudaha
1 malehdahay case qaxoti casekagag mayahy America ama Canada Ethiopia ama somalia am Kenya
2 kaar qaxoti mahay
3 haddan haysan waa lagu qori nagala so xariir messenger

KAFAIDAYS FURSADA BADAN OO DHUFITAN QAXOTI HADDAD IYO HADAD AHENBA 2025 Deg deg canada Norway Sweden Germany Switzerland...
12/03/2024

KAFAIDAYS FURSADA BADAN OO DHUFITAN QAXOTI HADDAD IYO HADAD AHENBA 2025 Deg deg canada Norway Sweden Germany Switzerland
Waxay ubahn yihin sandakan guduhis dad gaeaya 1.2 million oo African ah kamid noqo dadka laqadan dona ee nala so xariri
Page share like lawadaga asxabtadda kadib farin ino reeb

WAXA SAKI 3 WADAN EE KENYA IYO  ETHIOPIA SOMALI  KABAXAY QAXOTIGA TIRADODA GARAYSA 700 IMINKA WAXA LA DONAYA IN KABADAN ...
05/30/2023

WAXA SAKI 3 WADAN EE KENYA IYO ETHIOPIA SOMALI KABAXAY QAXOTIGA TIRADODA GARAYSA 700 IMINKA WAXA LA DONAYA IN KABADAN 500 OO QOF SI AD UGU MID NOQOTA LA XARIR NUMBERKA HOOS KU XUSAN
+251903507280

Address

Toronto, ON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hay’adda socdalka qaxotiga somaliyed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share