Aw-Nur Foundation

Directions Website Contact the organization

Aw-Nur Foundation Our mission is to extend a helping hand to those in need, with a focus on the Horn of Africa.

Join us in our journey to bring hope and relief to communities in need.

12/18/2025

This is Chief Caqil Omar Osman, located in Gargaara, Lughaya District, where we provided support to over 170 orphans with Eid clothing and gifts.

This year, we aim to expand our efforts by supporting orphans and families in need with food packages during the blessed month of Ramadan.

Join us in helping families facing hardship. May Allah (SWT) reward us all for our efforts.

Ururka khayriga ah ee Aw-Nur Foundation waxa uu sanad kasta ciidaysa carruurta agoomaha ah. Sannadkan, waxaa uu ururku c...
11/26/2025

Ururka khayriga ah ee Aw-Nur Foundation waxa uu sanad kasta ciidaysa carruurta agoomaha ah. Sannadkan, waxaa uu ururku ciidsiiyay 170 agoon ah oo ku nool degmada Dilla iyo tuuloyinka hoos yimaada. Ciidsiinta sanadkan ayaa qayb ka ah dadaalkooda loogu talagalay in carruurtaas loo gu muujiyo taageero iyo daryeel.

Aw-Nur Foundation oo kaashanaysa xarunta daryeelka iyo daawaynta indhaha Al-khayr eye clinic and optical aya 250 arday o...
11/25/2025

Aw-Nur Foundation oo kaashanaysa xarunta daryeelka iyo daawaynta indhaha Al-khayr eye clinic and optical aya 250 arday oo iskugu jira wiilal iyo hablo u sameeyay baadhintaan ka indhaha si bilaash ah iyaga oo heli dona murayado bilash ah.

📍Al Nour primary school ee Agoomaha

11/25/2025
11/25/2025
11/24/2025

Barnaamijka school eye screening program oo ay iska kaa shanayaan Aw- Nur Foundation iyo xarunta daryeelka iyo daaweynta indhaha ee al-khayr eye care center ayaanu ka qaban doona toddobaadkan qaar kamid ah dugsiyada hoose/dhexe ee magaalada Boorame waxaanu barnaamijkan ugu talo galnay inay ka faaideystaan ardayda dugsiyada aanu ka fulin doono barnaamijkan oo ay helaan muraayado iyo daawooyin lacag la’aan barnaamijkani waxa uu qaybka noqon doona in kor loo qaado tayada waxbarashada ilmaha sababta oo ah arragti ilmaha oo fiicani waxay ka qayb qaadataa fahamka ardayga oo wanaagsanaada ilmo kaste oo soomaaliyeed wuxuu u qalma arragti wanaagsan.

Address

Ottawa, ON

Opening Hours

Monday 7am - 4pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aw-Nur Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Aw-Nur Foundation:

Shortcuts

Sponsored

Share