06/15/2024
Maanta qof walba oo wax ka maqanyihiin fursad uu ilaahay dhibtiisa iyo culayska uu dareemayo uu ugu sheegto ayuu haystaa
hadii Aad Awlaad rabtid,guur wanagsan rabto,shaqo Wanaagsan,caafimaad iyo hadaa dambi dhaaf rabto maalinteedii baad jogtaa waqtiga u badan maanta Rabigaaga sii wax walba usheego Hubaal in aadan Ilaahay agtiisa ku qadayn oo aan gacan Maran lagugu soo celinayn❤️🙏
Sidokle yeynan ka Hilmaamin ducada Waliidka in aynu uduceyno iyo in aynu walaaladen falastiin uduceyno🙏🙏