El-Adde Community In Canada

El-Adde Community In Canada Association

Edmonton oo kulan soodhaweyn loogu sameyey walalo nagu qaali ah oo kala yimid Magaaloyinka brooks iyo regina.Soodhawaada...
01/04/2026

Edmonton oo kulan soodhaweyn loogu sameyey walalo nagu qaali ah oo kala yimid Magaaloyinka brooks iyo regina.

Soodhawaada.ka

Ciid wanaagsan dhamaan umadda soomaliyeed.Jaaliyada reer ceelcade qaybteeda ottowa ayaa dooratey guddi ka shqeyn doona a...
06/07/2025

Ciid wanaagsan dhamaan umadda soomaliyeed.

Jaaliyada reer ceelcade qaybteeda ottowa ayaa dooratey guddi ka shqeyn doona arimaha Jaaliyada. Hamblyo soodhawaada.

Gudomiye Hussein Abdiwahid
Gudomiye ku xigeen Mohamed gurre
Xoghaye cabdulahi abdikariim

Guuleysata.

Gudoomiye awale bashiir oo kulan soodhaweyn ah u sameeyey Professor Mohamed Farah Shirdoon oo ka imaadey Calgary, Albert...
04/15/2025

Gudoomiye awale bashiir oo kulan soodhaweyn ah u sameeyey Professor Mohamed Farah Shirdoon oo ka imaadey Calgary, Alberta

Aad baan u bogaadineyna gudoomiyaha hawlaha la taaban karro ee uu qabtey waxaan leenahay mahadsanid.

Eid Mubarak from Ottowa Ontario iyo odoyaasha si qurux badan u ciidey.
03/31/2025

Eid Mubarak from Ottowa Ontario iyo odoyaasha si qurux badan u ciidey.

03/31/2025
Eid Mubarak from lethbridge Alberta
03/31/2025

Eid Mubarak from lethbridge Alberta

Eid Mubarak to all muslims.
03/31/2025

Eid Mubarak to all muslims.

💍Hambalyo Aroos wacan 🥰‎Waxaa farxad aan qoraal lagu soo koobi karin hambalyo aroos iyo duco halkan uga direynaa Walaal ...
02/27/2025

💍Hambalyo Aroos wacan 🥰

Waxaa farxad aan qoraal lagu soo koobi karin hambalyo aroos iyo duco halkan uga direynaa Walaal Adam abdiqadit Dirie iyo dumashi sagal inrahim oo Arooskooda maanta ka dhacay magaalada Kampala.

Waxaan idin leenahay isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela Reerkii lagu nastee, lagu nagaado oo wadajiree, oo nabad gala Allahayow idin ka yeel
Wiil & caano iyo Gabar & caano.

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

JAALIYADDA RER CEELCADDE EE DALKA UGANDA 🇺🇬 ‎

Safar salaama nastexo abdi xassan allah haku fududeeyo safarkaaga nabad ku tagg walaalFrom Uganda to Canada 🇨🇦
08/27/2024

Safar salaama nastexo abdi xassan allah haku fududeeyo safarkaaga nabad ku tagg walaal

From Uganda to Canada 🇨🇦

Safar salaama Idman abdifitah mohamed (cabeey) nabad ku tag.From Uganda 🇺🇬 to Canada 🇨🇦
08/06/2024

Safar salaama Idman abdifitah mohamed (cabeey) nabad ku tag.

From Uganda 🇺🇬 to Canada 🇨🇦

Address

Edmonton, AB

Telephone

+256709149253

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when El-Adde Community In Canada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share