Sayid Xaaji Ibraahim Foundation

Sayid Xaaji Ibraahim Foundation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sayid Xaaji Ibraahim Foundation, Community Organization, Calgary, AB.

URURKA SAMAFALKA SAYID XAAJI IBRAAHIM OO BARNAAMIJKII AFURINTA 2026 KU SOO GABO GABEEYEY CAAWA MASJIDKA FAXUL RAXMAAN-DI...
03/20/2026

URURKA SAMAFALKA SAYID XAAJI IBRAAHIM OO BARNAAMIJKII AFURINTA 2026 KU SOO GABO GABEEYEY CAAWA MASJIDKA FAXUL RAXMAAN-DIINSOOR, KGS ALXAMDULILAAH. WAXAAN U MAHAD CELINAYNAA ILAAHAY, URURKA, MAAULKIISA, SHAQAALIHIISA IYO MUXSINIINTA IYO MUXIBIINTA AALA SAYID OO MAAL GALIYEY BARNAAMIJKAA KHAYRIGA AH.
JAZAAKUMULLAHU KHAYRAN.

Ururka Samafalka Sayid Xaaji Ibraahim ayaa dad xanuunsan ugu deeqan lacag si ay isugu daaweeyaan. Waxaan Ilaahay uga bar...
10/15/2024

Ururka Samafalka Sayid Xaaji Ibraahim ayaa dad xanuunsan ugu deeqan lacag si ay isugu daaweeyaan. Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu caafiyo lacagtana u barakeeyo. Waxaan si khaas ah ugu mahadcelinaynaa Muxsiniinta iyo Muxibiinta reer Aala Sayid oo maal galiya mashaariicda ururuka ayagana kheer Ilaahay ha siiyo waxaan leenahay jazaakumullaahu khayran.

Address

Calgary, AB

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

7808806317

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sayid Xaaji Ibraahim Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share