Socobel

Socobel Somali Community Federation of Belgium

🇧🇪 Gelukkige Nationale Feestdag, België!Ter gelegenheid van de Nationale Feestdag van België biedt de Somali Community F...
22/07/2026

🇧🇪 Gelukkige Nationale Feestdag, België!

Ter gelegenheid van de Nationale Feestdag van België biedt de Somali Community Federation of Belgium (SOCOBEL) haar oprechte felicitaties aan aan Zijne Majesteit de Koning, de Belgische regering en alle inwoners van België.

Vandaag staan wij stil bij de fundamentele waarden die België kenmerken: vrijheid, democratie, rechtsstaat, solidariteit en respect voor diversiteit. Deze waarden vormen de basis van een sterke, inclusieve en vreedzame samenleving.

SOCOBEL spreekt haar waardering uit voor de kansen, de gastvrijheid en de voortdurende inzet van België om bruggen te bouwen tussen mensen en gemeenschappen met verschillende achtergronden.

Wij wensen België en al haar inwoners een feestelijke Nationale Feestdag, met blijvende vrede, voorspoed en succes.

Verenigd in diversiteit, samen sterk.

Met de meeste hoogachting,

Somali Community Federation of Belgium (SOCOBEL)

Eenheid • Vertegenwoordiging • Vooruitgang


Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Belgium (SOCOBEL) waxay hambalyo u diraysaa qoraaga Soomaaliyeed Mohamed Hassan Malin munaasa...
12/07/2026

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Belgium (SOCOBEL) waxay hambalyo u diraysaa qoraaga Soomaaliyeed Mohamed Hassan Malin munaasabadda soo bandhigista buuggiisa “AQLIGU HA SOO LAABTO, DADOW.” 📚

Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka iyo hal-abuurka uu geliyay curinta buuggan, waxaana ku dhiirrigelinaynaa dhammaan dhalinyarada iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed ee Belgium inay qalinka qaataan, aqoontoodana bulshada la wadaagaan. Qoraalku waa dhaxal reeba raad waara.

Hambalyo qoraaga, waxaana kuu rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah. 🇸🇴🇧🇪

16/05/2026
12/05/2026

Abwaan Ibrahim Abdi siciid

12/05/2026

Gudoomiyaha jaaliyada Netherlands
Abdiqadir nuune
Somali community federation of Netherlands 🇳🇱

10/05/2026

Hamplayo bulshada somaliyed ee rer Belgium



Hambalyo 💐Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Belgium 🇧🇪 🇸🇴iyo Midowga Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Belgium.waxay hambalyo u diray...
26/04/2026

Hambalyo 💐

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Belgium 🇧🇪 🇸🇴iyo Midowga Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Belgium.

waxay hambalyo u dirayaan Guddoomiye Ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Belgium,
Mudane Mohamed Mustafa iyo Marwo Faiza Omar,
oo ku aqal galay magaalada Weragem ee dalka Belgium.

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa guur barako leh, farxad iyo nolol wanaagsan.

‎بارك اللّٰه لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

🌺🌹🌺

🏥  European Medicines AgencyHay’adda Daawooyinka Yurub (EMA)🇪🇺Maanta waxaan booqday Hay’adda Daawooyinka Yurub (EMA), oo...
23/04/2026

🏥 European Medicines Agency
Hay’adda Daawooyinka Yurub (EMA)🇪🇺

Maanta waxaan booqday Hay’adda Daawooyinka Yurub (EMA), oo ah hay’ad muhiim u ah hubinta badbaadada, tayada iyo waxtarka daawooyinka ee Midowga Yurub.

Intii aan halkaas joogay, waxaan warbixin faahfaahsan ka dhagaysanay madaxda hay’adda iyo howl-wadeenadooda, kuwaas oo sharaxay doorka EMA iyo habka ay u qiimeeyaan daawooyinka si loo ilaaliyo caafimaadka bulshada.

Sidoo kale, waxaan wax ka baranay tallaallada iyo sida loo hubiyo badbaadadooda iyo waxtarkooda.

Intaa waxaa dheer, waxaan la wadaagnay caqabadaha dhinaca daawooyinka ee ka jira Afrika, gaar ahaan dalka Somalia, sida helitaanka daawooyin tayo leh, qiimaha sare iyo baahida nidaamyo caafimaad oo xooggan.

Kulankaas wuxuu ahaa mid muhiim ah oo muujiyay baahida iskaashi caalami ah si loo xalliyo caqabadaha caafimaad loona horumariyo adeegyada daawooyinka.

Guud ahaan, booqashadani waxay ahayd mid qiimo leh oo kor u qaaday fahamka caafimaadka iyo doorka wada-shaqeynta caalamiga ah.



Adresse

Veldstraat 188
Kortrijk
8500

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Socobel publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager