GAADH Generation for Aid Association & Development of Human (GAADH)

Happy Eid Mubarak to all Muslims  .
19/03/2026

Happy Eid Mubarak to all Muslims
.

On 18 February 2026, GAADH  successfully conducted an Afur (Iftar) food distribution activity targeting vulnerable and l...
18/02/2026

On 18 February 2026, GAADH successfully conducted an Afur (Iftar) food distribution activity targeting vulnerable and low-income families affected by drought, extreme heat, and high living costs.

Essential food items, including rice, wheat flour, pasta, sugar, cooking oil, and dates, were distributed to ensure access to Iftar meals for families in need.

This initiative marks the 8th consecutive year of GAADH Dhanaan’s Afur support program, demonstrating its continued commitment to humanitarian assistance and community support.

GAADH sincerely thanks all donors and volunteers for their valuable contributions and encourages continued support for vulnerable communities.

GAADH DHANAAN
Abshir Abdi

AFURI WALALKAAGA AAN AFURKA HAYSANIN Hay,ada GAADH waxay maanta oo tariikhdu tahay  18/02/2026  Magalada dhanangaadhsiis...
18/02/2026

AFURI WALALKAAGA AAN AFURKA HAYSANIN

Hay,ada GAADH waxay maanta oo tariikhdu tahay 18/02/2026 Magalada dhanan

gaadhsiisay qoysaska daynyarta ah ee hayntoodu hoosayso raashinka noocyadiisa kala duwan si ay ugu soomaan bisha barakaysan ee Ramadaan

waxaan u mahad celinaynaa dhamaan deeq bixiyayashii ka qayb qaatay si walalohoda abaaraha iyo bisha ramadaan u kulansaday ugu somaan bisha ramadaan

GAADH DHANAN
Deeq Abdi Denan

15/04/2025
BAAQ FURSADEEDLaagaha BAWA, OOMAN & COBALAY ee  waraabiya dooxa wayn ee degmada dhanaanOo isku soo daray ayaa keenay biy...
15/04/2025

BAAQ FURSADEED

Laagaha BAWA, OOMAN & COBALAY ee waraabiya dooxa wayn ee degmada dhanaan
Oo isku soo daray ayaa keenay biyihii ugu badnaa ee yimaada sanooyinkii u danbeyey
waxayna wabaarin hayaan dhul aad u baaxad wayn oo mudo dheer abaar guban ahaa oo aan waraabi jirin sanooyinkii danbe

Waxaa xusid mudan in dadaalo badan la galiyey sidii dooxadaasi loogu duwi lahaa biyaha laagahaas ee dooxaasi u waraabi lahaa

waxaa guul aha inay dhamaan goobihii ka baxeen biyihii lagu duway & kuwa kalaba oo ay waraabin doonaan dhul baaxad badan

Ugu danbayn waxaan bulshada ree dhanaan & dhamaan dad waynaha ugu baaqaynaa inloo diyaar garoobo ka faa’iidaysiga fursadan dahabiga oo inbadan la sugayey baahi badana loo qabo dad & duunyaba

Si looga sameeyo wax’soosaar, dhaqaale & kayd loo baxsado insha allah

ilaahay ha inoo siyaadiyo nimcadaas. Alx

29/03/2025

Adres

Brussels

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer GAADH nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact De Organisatie

Stuur een bericht naar GAADH:

Delen