Somali Students Association In Bangladesh

Somali Students Association In Bangladesh Somali community in Bangladesh

OGEYSIIS MUHIIM AHWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Bangladesh in dib ...
03/03/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Bangladesh in dib u cusbooneysiinta Baasaboorka Soomaaliyeed la bilaabi doono maalmaha soo socda, inshaa Allah.

Haddaba, cid kasta oo u baahan inay cusbooneysiiso baasaboorka, fadlan si degdeg ah ula xiriir lambardda hoos ku xusan si faahfaahin dheeraad ah aad u hesho:

☎️ +8801772163647
☎️+880 1623-363442

Fadlan farriintan la wadaag si ay u gaarto dhammaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku sugan Bangladesh.

Ramadan Kariim.
MAHADSANID.

Address

Satarkul Bridge Division
Dhaka

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Students Association In Bangladesh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Students Association In Bangladesh:

Share