23/08/2025
Jaaliyada Galmudug ee Melbourne Australia
ayaa hambalyo u diray guddoonka Baarlamaanka Waqooyi Bari ee maanta la doortay, isagoo ugu duceeyay guddoonka cusub in Ilaahey ku asturo masuuliyadda culus iyo gudashada waajibaadka baaxadda leh ee ay xambaarsanyihiin.