09/01/2026
Governo Sacad Saciid waa astaan u taagan halgan, geesinimo, xorriyad iyo madaxbannaani Soomaaliyeed. Waxay ka dhaxleen dhaxal taariikhi ah oo ka soo jeeda halyeeyadii qaran ee Soomaaliya, kuwaas oo magac iyo maamuus ku leh bogagga dagaalka, siyaasadda iyo qaran-dhisidda.
Waxay ka dhaxleen General Mohamed Farah Aideed, halgamaagii ku suntanaa difaaca sharafta ummadda Soomaaliyeed, kana muuqday dhacdooyinkii caalamku u bixiyay Black Hawk Down; sidoo kale waxay ka dhaxleen Abdullahi Isse Mohamud, halgamaagii hormuudka u ahaa xorriyadda iyo madaxbannaanida Soomaaliya; iyo Haji Farah Ali Omar, halyeeygii Soomaaliyeed ee Calanka Soomaaliya ka taagay Qaramada Midoobay, kana mid noqday astaamaha ugu waaweyn ee qaranimada Soomaaliyeed.
Dhaxalkaas awgiis, Governo Sacad Saciid waxay u taagan yihiin jiil sii wadata karaamada qaran, midnimada, iyo ilaalinta madax-bannaanida Soomaaliya.
Governo Sacad Saciid stands as a symbol of Somali struggle, courage, freedom, and national sovereignty. They inherit a historic legacy rooted in Somalia’s national heroes—figures whose names and honor are firmly engraved in the chapters of warfare, politics, and nation-building.
They draw their heritage from General Mohamed Farah Aideed, the renowned freedom fighter remembered for defending the dignity of the Somali people and internationally associated with the events known as Black Hawk Down; from Abdullahi Isse Mohamud, a leading figure in the struggle for Somalia’s freedom and independence; and from Haji Farah Ali Omar, the Somali national hero who raised the Somali flag at the United Nations, becoming one of the greatest symbols of Somali statehood and national identity.
Because of this heritage, Governo Sacad Saciid represents a generation committed to carrying forward Somalia’s national dignity, unity, and the protection of its sovereignty and independence.