05/10/2024
Dadka intooda badan, qof kasta waa mashquul laakiin su'aasha mudan in leys weydiyo waa maxaad mashquul ku tahay?, xageed wax ka waddaa xageedse uu waddaa? Natiijo noocee ah ayaad filaneysaa?
Waxaa dhici karta in howshaadu tahay sida sawirkani tusayo. Fadlan had iyo jeer iska fiiri xageed ka shubee xageedse ku shubeysaa?