Midowga Dhalinyarada Beesha Qajaf Weyn.

Midowga Dhalinyarada Beesha Qajaf Weyn. we are familly

HAMBALYO! HAMBALYO! 🎉Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Sarkaal Fuaad Abdullaahi Mohamed, oo si sharaf leh u soo dha...
07/24/2026

HAMBALYO! HAMBALYO! 🎉
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Sarkaal Fuaad Abdullaahi Mohamed, oo si sharaf leh u soo dhammaystay Kulliyadda Dagaalka iyo Hoggaaminta Ciidanka qeybteeda Junior Engineer Command ee Jamhuuriyadda Dalka ee Shiinaha (PLA).
Waxaan kuu rajaynayaa guulo iyo horumar joogto ah. Ilaahay ha kuu barakeeyo cilmigaaga, hana ku waafajiyo inaad si daacadnimo iyo karti leh ugu adeegto dalkaaga iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Hambalyo mar kale! Guul iyo gobannimo. 🇸🇴🤝🇨🇳

Address

New York, OH
00252

Telephone

+12345678910

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada Beesha Qajaf Weyn. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share