22/09/2025
Hay'adda Kulan Foundation ayaa gaadhsiisay deeq raashin muhiim ah qoysas nugul oo ku dhaqan deegaanka Geb ee hoos yimaada degmada Dhaba dhilac, gobolka Salel.
Qoysaskan ayaa si weyn ugu dhacay saameynta abaarta iyo duruufaha nololeed ee adag, waxaana deeqdan loogu talo galay in wax laga tariyo xaaladdooda halista ah.