Somali Makerere Doctors Association

Somali Makerere Doctors Association SOMDA ( Somali makerere Doctors Assotiation ).

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed (SOMDA). Xafiiska Madaxweynaha Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed (SOMDA) waxa uu mahad...
17/04/2026

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed (SOMDA).
Xafiiska Madaxweynaha Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed (SOMDA) waxa uu mahadcelin iyo bogaadin ugu dirayaa dhammaan dhakhaatiirta xubnaha ka ahaay SOMDA ee ka qayb qaatay soo dhaweyntii diiraned ee loo sameeyey *Dr. Shafici Moallim iyo Dr. Cabdulqaadir Khaliif.*
Waxaan idinka mahadnaqaynaa taageeradiinna, wadajirka iyo sida sharafta leh ee aad u muujiseen soo dhoweynta.
Mahadsanidiin dhammaantiin.

Waxa idinku martigalineyna kulankeni Dood-cilmiyeedka bilaha ahaa, kulankan waxa diirada ku saari dona mowduuca ah   wax...
18/01/2025

Waxa idinku martigalineyna kulankeni Dood-cilmiyeedka bilaha ahaa, kulankan waxa diirada ku saari dona mowduuca ah waxa ku boorineyna ina ka fa'ideysatan.
Mahadsanidiin
Abdelrahman Hassan Abdi Fitax Dahir Nor Mustafa Haji Fellowers mohamed

Wuxu idin ku soo dhaweynaya ururka midowga dhakhaatiirta takhasuska ee jaamacada Makerere University dood cilmiyeedkodi ...
10/12/2024

Wuxu idin ku soo dhaweynaya ururka midowga dhakhaatiirta takhasuska ee jaamacada Makerere University dood cilmiyeedkodi bilaha ahaa waxa uga hadli dona mowduuc ad muhiim u ah dhamaan dhakhaatiirta ka faideysi wanaagsan.
MAHADSANIDIN

Abdelrahman Hassan Mustafa Haji Fellowers Abdi Fitax Dahir Nor Awale Abdullahi Hamdi Mohamed

Waxa idinku so dhaweynena kaso qeybgalka kulan cilmiyeedkeni billaha eh, kulankena wuxu ku saabsansan kansarka ku dhaca ...
16/10/2024

Waxa idinku so dhaweynena kaso qeybgalka kulan cilmiyeedkeni billaha eh, kulankena wuxu ku saabsansan kansarka ku dhaca naasaha maadama lagu jiro isbuuca loo asteyay wacyigalinta kansarka naasaha.
Mahadsanidin.
Abdelrahman Hassan Mustafa Haji
Fellowers

Waxa maanta ino qabsoomay kulan soo dhaween ah oo an usameenay arday undergraduate ah oo ka socday jaamacada Somali Inte...
11/10/2024

Waxa maanta ino qabsoomay kulan soo dhaween ah oo an usameenay arday undergraduate ah oo ka socday jaamacada Somali International University - SIU oo ku imaaday exchange program oo ay la qaadanayan ardaydayda jaamacada Makerere University Hospital waxa dareensinay ine fursad u Heleen dhakhaatiir soomaliyeed oo takhasusyo kala duwan ka diyaarinayo jaamacada Makerere University oo ka caawinkaro tababarka ay ku qaadanayan isbitaalka Mulago National Referral Hospital.
Waxa u rajeynena ina ka fa'ideysan donan fursada qaliga ah ay Heleen.
Ridwan Mahamed Abdelrahman Hassan Mustafa Haji
DrShaafi Moalin Jamal Ahmed
Fellowers
TOP Comments

22/09/2024

SoMDA Wabiner 2024 September. Dr. HAMDI iyo Dr. CAWALE

Ururka Dhaqatiirta somaliyed ee Makerere University (SoMDA) uu qabanayo dood Cilmiyed (CME) hab fogan araga , taariqdu m...
10/09/2024

Ururka Dhaqatiirta somaliyed ee Makerere University (SoMDA) uu qabanayo dood Cilmiyed (CME) hab fogan araga , taariqdu markee tahay 21st September 2024. Fadlan nagala soo qeyb gal hadii aa tahay arday caafimad barta ama dhakhtar. Waxa noogu casuuman dhakhatiir kabaxday Jamacada Makerere oo hadda aad looga yaqan Somalia kana howl gala cisbitaalada dalka. Sidoo kale barayaal ka ah jamacadaha dalka. Linkiga zoomka waa idin soo sheergarena markuu waqtiga soo dhawado insha Allah. MAHASANIDIIN!

Address

Kagugube
Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Makerere Doctors Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share