Xorriya Media

Xorriya Media Bogani waxaa loo furay in laidinkugu soo gudbiyo dhacdooyinka maalinlaha-ah soo dhawaada. o waxeey u taagantahay gorfeyn iyo falanqeyn dhexdhexaad ah.

Yoolka loo aas’aasay:
Waxaa loo aas aasay falanqeeyn, gorfeeyn iyo lafagurid ku aadan arimaha siyaasada, dhaqaalaha, horumarka iyo bulshada. Hadafka:
o Waa madal lagu falanqeeyo, lagu lafaguro arimaha
• Hab-dhismeedka iyo awood qeybsiga dowlada
• Maamulka iyo maareynta hay’addaha (Governance)
• Mowqifyada dowladgoboleedka ee siyaasadaha heer qaran (National politics)
• Heshiiska bulsho iyo

xorriyadaha shacabka (Democracy)
• Tubta Siyaasadeed ee dowlada
• Dhaqaalaha iyo horumarka ganacsi ee dowlada iyo dowladgoboleedka
• Arimaha bulshada iyo masiibooyinka dabiiciga ah
o Wacyigalinta bulshada somaliyeed
o La xisaabtan dhab ah, hufanaan siyaasadeed iyo macluumaad dhab ah. o Gorfeeyn iyo falanqeeyn ku dhisan cilmi iyo aqoon.

Address

Ankara
06010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xorriya Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share