02/03/2025
🌙 Ramadaan Mubarak!
Bisha barakaysan ee Ramadaan waa waqti naxariis, samir, iyo sadaqo. Ilaahay ha inoo aqbalo soonkeena, salaadeena, iyo ducadeena. Ha inoo noqoto bil barako, nabad, iyo midnimo inoo wada horseeda.
🌟 Rabbi ha idinka aqbalo acmaashiina suuban, qalbiyadiinana ha ka buuxiyo farxad iyo xasillooni.