Habar Hussein Community

Habar Hussein Community Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Habar Hussein Community, Nonprofit Organization, Saylac.

๐“๐ก๐ž ๐•๐จ๐ข๐œ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐‡๐š๐›๐š๐ซ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญy.๐Ÿ—ฃ๏ธ

หœโ€*ยฐโ€ข.หœโ€*ยฐโ€ข The Habar Hussein also known as Bahabar Celi, is one of the clans of the Maxamed Case group, which belongs to the Somali clans of Gadabuursi. โ€ขยฐ*โ€หœ.โ€ขยฐ*โ€หœ

22/08/2026

BM power๐ŸฆโœŠ๐Ÿป

19/08/2026

TakbiirโœŠ๐Ÿป jab xoogan baa gaadhay jabhadda cawro, ee uu soo lugooyay Mustafe Caruur.

19/08/2026

Ciisow dagaal hooda kuma lihid, ee wax isku fal maalin walba Ayshaca lagaaga barooran maayo'e.

18/08/2026

Hadalkaasi waa Run, Mustafe yarana gacantaan kusoo dhigi doonna, haddii Alle idmo.

12/08/2026

Mar labaad waxaan bilaabaynaa difaacii warbaahineed ee Dadka iyo Deegaanka ๐Ÿ”ช

"Ma anaa ciisiyo la ii baryaa yaryarka cawl cawlan"

21/07/2026

Waa Doorkii Habarcafan12 ee Aynnu kaah ku taageerno Amma halka ka wannaagsan ee Gadabuursi u dana aynnu uga tanaasulno oo aynnu ku dhisno"

Bahasha aynnu fahanno, qaraabo oo yaynaan kala jeclaysan laba nin oo ilma adeera, ee aynnu ogaanno in guusheennu ku xidhantahay wada jirka iyo isku duubnideenna

19/06/2026

Maansada Dhoohan

Hal abuur Mahdi Hassan Meydhane Saif

Published by Admin

19/06/2026

"nimay qaar ciyaala xaafa ahi qabteen ayaa laga hayay khamiiskay igu khaldeene malaha sheikh bay ii haystaan"

waan salaamayaa saaxiibada, 14-kii sanno ee aan libaaxa qoyay ahayn uun garaadaystay.

waxaan leenahay "Kullu shay'in yar jicu ilaa aslihii"

19/05/2026

๐Ÿ”ฅ

15/05/2026

Nimco Baaruud, mid ka mid ah labeenta Beesha.

Address

Saylac

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habar Hussein Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share