Ururka han iyo himilo

Ururka han iyo himilo HAN & HIMILO ORGANIZATION
Locan Non Government Organization LNGO

11/08/2026

Waxaa soo dhamaaday olole wacyigalin ah oo ee Ururka han iyo himilo Ka qabatay deegaanka DHAXAN.
Ololahan oo cinwaankiisu ahaa ayaa ururku uqabtay waalidiinta deegaanka si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee muhiimada waxbarashada.
Hadafka iyo yoolalka UHH waxaa u door ah kor uqaadidda waxbarashada, gaar ahaan midda gabdhaha iyo guud ahaan caruurtaba.

Ururka han iyo himilo wuxuu hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhamaan Ardaydii gashay imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka 8...
09/08/2026

Ururka han iyo himilo wuxuu hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhamaan Ardaydii gashay imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir.
Si gaar ah wuxuu ururku hambalyo udirayaa saddexda Arday ee kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad ka galay imtaxaanka.
Wuxuu ururku bogaadinayaa doorka dadaalka gabdhaha oo muujiyey karti iyo dadaal iney kaalinta 1aad iyo 2aad ka galaan imtaxaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8aad.

Haddii aan rabno bulsho horumarsan oo leh mustaqbal wanaagsan, waa inaan ku dadaalnaa waxbarashada carruurta maanta.
08/08/2026

Haddii aan rabno bulsho horumarsan oo leh mustaqbal wanaagsan, waa inaan ku dadaalnaa waxbarashada carruurta maanta.


Dhamaan Gudoonka iyo Xubnaha Ururka han iyo himilo waxay bulsha waynta reer   ugu hambalyaynayaan maalinta aasaaska dowl...
01/08/2026

Dhamaan Gudoonka iyo Xubnaha Ururka han iyo himilo waxay bulsha waynta reer ugu hambalyaynayaan maalinta aasaaska dowladda puntland ee .
Nabad, Barwaaqo, iyo Wadajir ayaan u rajaynaynaa dhamaan bulshawaynya reer puntland.


28/07/2026

MUUQAAL|| Waaxda Tababarrada iyo Wacyigalinta ee Ururka han iyo himilo oo tababar aqoon kororsi iyo wacyigalina u qabtay maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee deegaanka Dhaxan.

Waaxda Tababarrada iyo Wacyigalinta ee Ururka han iyo himilo  oo tababar aqoon kororsi iyo wacyigalina u qabtay maamulka...
27/07/2026

Waaxda Tababarrada iyo Wacyigalinta ee Ururka han iyo himilo oo tababar aqoon kororsi iyo wacyigalina u qabtay maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee deegaanka Dhaxan.
Barayaasha ayaa qaatay cinwanno iyo casharro muhiim u ah waxbarista casriga ah, wanaajinta xiriirka ardayga, waalidka iyo macallinka, iyo qaabka casriga ah ee cashar diyaarinta.

Guddoonka iyo xubnaha Ururka han iyo himilo ayaa ka qayb galay barnaamij wacyigalin ah oo looga wacyigalinayay dhalinyar...
24/07/2026

Guddoonka iyo xubnaha Ururka han iyo himilo ayaa ka qayb galay barnaamij wacyigalin ah oo looga wacyigalinayay dhalinyarada qardho , kulankaas waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Dhalinyarada Qardhood.

Xog-hayaha Guud ee Ururka han iyo himilo  Eng Mohamed Abdisalam ayaa ka qaybgalay kulan Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Muda...
16/07/2026

Xog-hayaha Guud ee Ururka han iyo himilo Eng Mohamed Abdisalam ayaa ka qaybgalay kulan Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Mudane C/llaahi Ismacil Cismaan la qaatay Gudoonka iyo xubnaha Daladda Dhallinyarada Gobolka Karkaar.
Kulanka ayaa daarranaa isku xirka dhalinyarada, uqareemidda xarunta dhalinyarada, isku xirka xafiiska gobolka, gudoonka iyo dhalinyarada.

Nabad, Horumar iyo Wadajir ayaan u rajaynaynaa dhamaan bulshada soomaaliyeed 🇸🇴 Ururka han iyo himilo
01/07/2026

Nabad, Horumar iyo Wadajir ayaan u rajaynaynaa dhamaan bulshada soomaaliyeed 🇸🇴
Ururka han iyo himilo

Ururka han iyo himilo  oo kaashanaya Dowladda Hoose ee Degmada Qardho  gaar ahaan waaxda arimaha bulshada, ayaa kulan wa...
27/06/2026

Ururka han iyo himilo oo kaashanaya Dowladda Hoose ee Degmada Qardho gaar ahaan waaxda arimaha bulshada, ayaa kulan wacyigelin ah ku qabtay xaafadda Wadajir, iyadoo kulankaasi looga hadlay arrimo la xiriira ka hortagga tahriibka, iyo horumarinta bulshada.
Agasimaha Arimaha bulshada dowladda hoose ee Qardho , Gudoomiyaha Dhalinyarada G-Karkaar , Madaxa Xiriirka dadwaynaha UHH , Gudomiyaha xaafada Wadajir , dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyo dhalinyarada xaafadda ayaa ka qayb ahaa kulankan wacyigalinta ah.

Address

Liinka Dheer
Qardho
252

Telephone

+252907697362

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka han iyo himilo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka han iyo himilo:

Shortcuts

Share