مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga, Charitable organisation, H/Wadaag, Mogadishu.

Mu'assasada Birr Al_Abaweyn Waa Mu'assasad samafal aan faa’iido doon ahayn, oo loo aasaasay si loo maamuuso looguna adeego waalidiinta iyada oo loo marayo mashaariic waqfi oo joogta ah.

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالعيد الأضحى المباركأعاده ا...
26/05/2026

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
عيد الأضحى المبارك
أعاده الله عليكم وعلى الأمة الإسلامية بالخير واليمن والبركات
"Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed, waxaan dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynaynaa ciidda barakeysan. Alle ha naga aqbalo acmaasha suubban, hana inagu gaarsiiyo ciiddaan iyo kuwa ka dambeeya nabad, caafimaad, barwaaqo iyo iimaan."
كل عام وأنتم بخير

26/04/2026

Qiimaha Waqafka
Dr Haaruun sh Xuseen

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga Sadaqo qarsoodi ah waa furaha kheyrka iyo bogsashada qalb...
04/04/2026

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

Sadaqo qarsoodi ah waa furaha kheyrka iyo bogsashada qalbiga iyo xanuunka.

Samee sadaqo yar oo aad adiga iyo Alle keliya og tihiin 🤲

“Ka dhig sadaqo qarsoodi ah arrin joogto ah noloshaada”



03/04/2026

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

Waqafka
Sadaqada jaariyada
Sh maxamed Abshir

30/03/2026

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga
Inaga shacabkeena waqafka mayaqaan?
Xaliiki

قال الله تعالى:"وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ"(Ilaahay wuxuu jecel yahay kuwa samafalka badan )Waqfigu waa dariiq aad...
24/03/2026

قال الله تعالى:
"وَاللَّهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ"
(Ilaahay wuxuu jecel yahay kuwa samafalka badan )

Waqfigu waa dariiq aad ku gaari karto Ihsaan:

• Caawi dadka baahan
• Ka qayb qaado horumarinta bulshada
• Dhis mustaqbal ifaya oo Aakhiro ah
Ha sugin waqti kale… maanta bilow kheyrkaaga!

Waxaad u noqon kartaa sabab qof kale uu ku helo nolol wanaagsan.

📌 Ka qayb qaado howlaha waqfiga ee
مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga



قال الله تعالى:"وَمَا تُقَدِّمُوا لِأَنفُسِكُم مِّنْ خَيْرٍ تَجِدُوهُ عِندَ اللَّهِ"Wax kasta oo kheyr ah oo aad hor mar...
23/03/2026

قال الله تعالى:
"وَمَا تُقَدِّمُوا لِأَنفُسِكُم مِّنْ خَيْرٍ تَجِدُوهُ عِندَ اللَّهِ"

Wax kasta oo kheyr ah oo aad hor marsato, waxaad ka heli doontaa ajarkiisa Alle agtiisa.

Waqfiga waa maalgelin aan waligeed khasaarin:

• Waa sadaqo socota (Sadaqah Jaariyah)
• Waa ajar sii socda xitaa marka aad ka tagto adduunka
• Waa iftiin kuu noqonaya Aakhirada.

Ha seegin fursadda kheyrka:
Wax yar oo aad maanta bixiso, berri wuxuu noqonayaa badbaado iyo barako.

Ka qayb qaado howlaha waqfiga ee
مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga



مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالCiid mubaarak dhammaan um...
19/03/2026

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Ciid mubaarak dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii wanaagsanaa.

Ciiddaan ha noqoto mid keenta farxad, nabad, iyo isku duubni.

Aan isu naxariisanno, is cafinno, oo aan garab istaagno kuwa baahan

Ciid Mubaarak!

(لَن تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ)Ha sugin wax badan—wax yar oo aad jeceshahay oo aad bixiso m...
18/03/2026

(لَن تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ)

Ha sugin wax badan—
wax yar oo aad jeceshahay oo aad bixiso maanta,
waxay sabab u noqoneysaa kheyr weyn oo berri kuu socda.




مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga Marka uu geeriyooda qofka, camalkiisu wuu istaagayaa… mar...
17/03/2026

مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga

Marka uu geeriyooda qofka, camalkiisu wuu istaagayaa… marka laga reebo sadaqo socota (صدقة جارية).
Ka mid noqo kuwa kheyrkoodu sii noolaanayo.




Address

H/Wadaag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة بر الأبوين الوقفية Mu'assasada Bir Al Abaweyn Ee Waqfiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share