Al Nur Foundation مؤسسة النور للإرشاد والتنمية

Al Nur Foundation مؤسسة النور للإرشاد والتنمية Hay'adda Al-Nur ee Hanuuninta iyo Horumarinta waa hay'ad
madax-bannaan, ka shaqeyso samafalka,

🌙 𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗔𝗙𝗨𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝟭𝟰𝟰𝟳/𝟮𝟬𝟮𝟲 🌙Alle SWT wuxuu yiri:"لن تنالوا البر حتى تنفقوا مما تحبون"Ma gaari doontaan ...
12/02/2026

🌙 𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗔𝗙𝗨𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗥𝗔𝗠𝗔𝗗𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝟭𝟰𝟰𝟳/𝟮𝟬𝟮𝟲 🌙

Alle SWT wuxuu yiri:
"لن تنالوا البر حتى تنفقوا مما تحبون"
Ma gaari doontaan samafal ilaa aad bixisaan waxa aad jeceshihiin. (Aal-Cimraan: 92)

Ramadaan waa bil naxariis, sadaqo iyo wadajir. 🤲
Waxaan idin ku casumeynaa inaad ka qeyb qaadataan Barnaamijka Afuri Qoys ama In ka badan.

🍽️ $65 kaliya ayaad ku afurin kartaa hal qoys oo dhan.

💚 Ka faa’iideyso fursaddan kheyrka ah si aad u hesho ajar joogto ah, una noqoto sabab farxad qoys baahan.

📌 Akoonada Qaadashada Deeqaha:
🏦 Salam Somali Bank: 38476231
📱 E-Dahab: +252621333337
📱 EVC Plus: +252772333337

📲 WhatsApp: +252772333337
🔗 Follow:

✨ Noqo sabab kheyr, maanta wax ku bixi – berri Alle wuu kuugu baddali doonaa.

🌿 MU’ASSASADA AL NUR(Hanuuninta & Horumarinta) 🌿Mu’assasada Al Nur waa hay’ad madax-bannaan oo u taagan✨ samafal✨ hanuun...
10/02/2026

🌿 MU’ASSASADA AL NUR
(Hanuuninta & Horumarinta) 🌿

Mu’assasada Al Nur waa hay’ad madax-bannaan oo u taagan
✨ samafal
✨ hanuunin
✨ horumar bulsho

Waxaan ku shaqaynaa si waafaqsan shuruucda dalka, annagoo ku dhisnay dhammaan hawlahayaga mabaadi’da Shareecada Islaamka, si loo xaqiijiyo horumar waara iyo adeeg bulsho oo hufan.

📌 La aasaasay: December 2025
📌 Ujeeddo: Kor u qaadista wacyigelinta, hagidda bulshada, gargaar samafal, iyo horumarinta qiiyamka wanaagsan

🌍 Hadafkeenna waa bulsho midaysan, is-xiran, kuna dhisan akhlaaq, aqoon iyo horumar waara.

🤝 Nagu soo biir dadaalka kheyrka
📤 La wadaag si farriintu u gaarto dad badan







𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐨 𝐊 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐨 𝐀𝐬𝐨 𝐏𝐝𝐟 𝐀𝐡 : https://sparkling-snowflake-221.linkyhost.com

Address

Taleh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Nur Foundation مؤسسة النور للإرشاد والتنمية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share